Fayadhowr Cleaning Company

Call Directions Website Contact the business

Fayadhowr Cleaning Company Shirkadda waxay bixisaa shaqaale nadaafad & dhaqmada guryaha, roogaga, kuraasta & buufinta cayayaanka
(2)

23/09/2026

πŸ₯ Mid ka mid ah xarumaha aan ka howlgalno -Tamaam Hospital

Nadaafadda isbitaalku ma aha oo keliya muuqaal qurux badan; waa qayb muhiim ah oo ka mid ah deegaanka caafimaad qaba.

Fayadhowr Cleaning Company waxay si joogto ah uga shaqeysaa Tamaam Hospital, iyadoo bixisa adeegyo nadaafadeed oo loogu talagalay xarumaha caafimaadka.

🧹 Nadaafad joogto ah
✨ Daryeel iyo hab-nadaafadeed
πŸ₯ Deegaan nadiif ah oo ku habboon bukaanka, shaqaalaha iyo booqdayaasha.

Fayadhowr waa Haqabtireha Baahidaada Nadaafad.

23/09/2026

FAYADHOWR – NADAFAAD IYO AGABKEEDA HAL MEEL! 🧼

Waxaad naga heli kartaa agabka nadaafadda oo tayo leh oo loogu talagalay:

πŸ₯ Isbitaallada: Nadaafad iyo jeermis dilis
🏠 Guryaha – Nadaafad guud & Caraf
🏨 Hotels-ka – Nadaafad heer sare ah oo ku habboon martidaada
🏒 Xafiisyada & goobaha ganacsiga – Nadaafad joogto ah iyo muuqaal nadiif ah

Fayadhowr Shop waxaad ka heli kartaa agab iyo qalabka nadaafadda ee aad u baahan tahay.

✨ Adeeg Nadaafadeed + Agab Nadaafadeed = Fayadhowr Sax ah

πŸ“ Fayadhowr – Nadaafad lagu kalsoonaan karo.
KPP, Hodon, Mogadishu
πŸ“ž Nala soo xiriir Shopka 610925999

05/09/2026

Xalka ugu saxsan waa inad Fayadhowr udoorataa nadaafada dhismaha gurigaaga.
Fayadhowr Cleaning Company waa shirkad la isku haleen karo.

fans

01/09/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan ku guuleysannay SOBA Awards 2026 – Best Cleaning Company of the Year.

Abaalmarintani waxay ka tarjumaysaa dadaalka kooxdeena, tayada adeeggeenna iyo kalsoonida ay macaamiisheenu nagu qabaan.

Mahadsanidiin dhammaan intii qayb ka ahayd guushan.

Fayadhowr Cleaning Company Best Cleaning Company of the Year.
Guulteenna waa guul wadajir ah!”

Jimco wanaagsan
28/08/2026

Jimco wanaagsan

A Night to Remember, A Proud Achievement
23/08/2026

A Night to Remember, A Proud Achievement

Fayadhowr Cleaning ayaa ku guuleysatay abaalmarinta The Best Clearning Comapny Of The Year 2026 ee Somali Business Awards

Best Cleaning Company - Fayadhowr Cleaning CompanyWhat a wonderful night for us! We are incredibly proud to see Fayadhow...
22/08/2026

Best Cleaning Company - Fayadhowr Cleaning Company

What a wonderful night for us!

We are incredibly proud to see Fayadhowr Cleaning Company recognized as the Best Cleaning Company at the Somali Business Awards.

This achievement, made possible through the people’s vote, means so much to us. It reflects the trust, support, and appreciation of the community we proudly serve.

A big congratulations to the entire Fayadhowr team for their dedication, hard work, and commitment to excellence.

This is more than an award, it is a recognition of the trust we have built together.

Fayadhowr Cleaning Company Excellence in Every Clean.


21/08/2026

Dabaaldaga farxada Shirkadda Nadaafadda ugu fiican sanadka codeen ay sameeyeen dadka soomaliyeed taaso so agaasintay Somali Business Award.

Fayadhowr - Guul Sharaf Leh Maanta waa maalin gaar ah oo taariikh cusub u noqotay Fayadhowr Cleaning Company.Waxaa shara...
21/08/2026

Fayadhowr - Guul Sharaf Leh

Maanta waa maalin gaar ah oo taariikh cusub u noqotay Fayadhowr Cleaning Company.

Waxaa sharaf iyo farxad noo ah inaan ku guuleysanno SOBA Awards 2026 - The Best Cleaning Company of the Year. πŸ†

Abaalmarintani ma ahan oo keliya bilad aan qaadanay, balse waa aqoonsi ku yimid shaqo, dadaal, kalsooni iyo adeeg aan maalin kasta u fidinno macaamiisheena.

Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan macaamiisheena nagu aaminay nadaafadda guryahooda, xafiisyadooda iyo goobahooda ganacsi.

Sidoo kale, mahad gaar ah waxaan u diraynaa hoolwadeenada Fayadhowr - shaqaalihii iyo dhammaan inta qaybta ka ahayd safarkan. Guushan waa mid idinka wada dhaxaysa. ❀️

πŸ† SOBA Awards 2026
πŸ₯‡ The Best Cleaning Company of the Year

Guushu waa bilow cusub.
Fayadhowr waa Haqabtiraha Baahidaada Nadaafad.



21/08/2026

Waxaa sharaf iyo farxad noo ah inaan ku guuleysanno SOBA Awards 2026 – The Best Cleaning Company of the Year. #

Address

Taleh Road
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fayadhowr Cleaning Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Fayadhowr Cleaning Company:

Shortcuts

Share