Xamar Laundry & Dry Cleaning

Xamar Laundry & Dry Cleaning waxa aynu caaawinaa iskaabullada Iyo Hoteelada
Hal ku dhigeynu waa Subaxdii keenso Galabtiina Qaado

Xamar Laundry & Dry Cleaning Xamar Laundry and dry clean Waxaa Ka Banaan 2 boos oo Kala ah marketing &  cashierKaliya 2 ...
30/05/2023

Xamar Laundry & Dry Cleaning

Xamar Laundry and dry clean Waxaa Ka Banaan 2 boos oo Kala ah marketing & cashier

Kaliya 2 boos waxaa soo codsan Karo dumar oo kaliya

Xaruunta km4 main office

Ama contact 0615303765 /0619696686/0612520068
Deadline 3 June 2023
Nasiib wacan Insha Allah

17/03/2023

Welcome 🙏

Xamar Laundry & Dry Cleaning

waxa aynu caaawinaa iskaabullada Iyo Hoteelada
Hal ku dhigeynu waa Subaxdii keenso Galabtiina Qaado

17/02/2023

Xamar laundry and dry clening
-Wa Haqab Tiraha Baahidaada dhar dhaqqista
-si Fudud U Dalbo free Delivery
-Si fududane UheL
-Si Fudud Aya lagugu adeegaya
-soo Dha waaw macamiil

Xamar laundry and dry clening waxad ka heli karta adeegyada sosocda
Sudadka singal 3
Sudadka full ka ah 4
Dharka cadiga 1 kg 1.5
Bustaha waweyn 7
Bustaha yaryarka 3.5
Rooga waweyn 8
Roogaga yaryarka 4

Wixii fahfahin ah laxirir talefon number ka
0611581781
0619696686

Saxiibadada gaarsi

waxaynu bixinaa Adeegyadaaan Hoos Ku xusan iyo Weliba idiin dheeer Delivery free ah soo dhawaada macamiishayna Sharafta ...
31/01/2023

waxaynu bixinaa Adeegyadaaan Hoos Ku xusan iyo Weliba idiin dheeer Delivery free ah soo dhawaada macamiishayna Sharafta badan

10/01/2023

Macamiil ku so dhawow xamar laundry and dry cleaning
Waxey ku heysa adeegyada dhar dhaqista waxa ka mid ah
Suudadka singal $3 full $4
Dharka caadiga ah 1kg $1.5
Bstaha waweyn $6
Bustaha yaryar $3
Roogaga waweyn $7
Roogaga yar $3.5
Xarunteyna waxay ku taala km4 baar italiya qeebta sare
Nagala so xariir 0611581781

31/12/2022
Connect our WhatsApp call
19/12/2022

Connect our WhatsApp call

19/12/2022

call this number: +252 61 2520068

19/12/2022

Welcome our page
Xamar Laundry

Address

Makkahalmukaramah
Mogadishu
252

Telephone

+252619696686

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xamar Laundry & Dry Cleaning posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xamar Laundry & Dry Cleaning:

Share