26/05/2026
Ciid Mubaarak – NABAAT Cleaning Servicec
Adeegyadeenna Waxaa Ka Mid Ah:
• Nadiifinta Guud: Guriga oo dhan (dabaqyada, daaqadaha, iyo gidaarada).
• Fadhiyada & Roogaga: Ka saarista wasakhda iyo soo celinta midabka asalka ah.
• Xafiisyada: Goobtaada shaqada oo loo diyaariyo qaab casri ah.
• Tallaalka Cayayaanka: Hubinta nadaafadda iyo fayo-qabka qoyskaaga.
📞 Nagala Soo Xiriir:
• Tel: 0613121882
• Facebook: NABAAT CLEANING SERVICE
• E-mail: [email protected]
Daafaddu waa Qurux, Quruxduna waa NABAAT"