09/05/2026
Weli ma xisaabisay waqtiga aad ๐๐ก๐๐ซ๐๐ก๐๐ช๐ข๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ซ๐จ ku bixiso?
Haddii aad isu geyso saacadaha aad dharka wasakhda ah kala soocdo, mishinka geliso, qallajiso, oo aad mid mid u feereyso... sanadkii waxaad lumisaa in ka badan ๐๐๐ saacadood. Taasi waa ๐๐ maalmood oo aad ku qabsan kartay wax qiimo leh ama si dhamaystiran ugu nasan kartay! ๐คฏ
Waqtigu waa hantidaada ugu qaalisan. Ha yeelin in dhardhaqis ay waqtigaaga cunto. Macaamiisha VIP-da ee ๐๐๐๐๐๐๐ waxay ogaadeen sirta: Annagaa u dhaqna, u feereyna, si qurux badanna habaynna, la dibna ugu gayna goobta ay joogaan.
La soo deg Likenew App oo dalbo maanta.
๐https://likenew.so/app
๐ Naga soo wac: ๐๐๐๐