Askun Cleaning Service

Askun Cleaning Service Askun waa shirkad kashaqeysa adeegyada la xariira nadaafadda.

11/09/2026

Nadaafaddu waa Qeyb kamid ah Iimaanka.
si aad iimaankaaga iyo caafimaad kaaga uga shaqeyso waa inaad ka fikirtaa nadaafadda gurigaada.
Askun Cleaning Service waxey kaa caawineysaa inaad hesho nadaafad dhameystiran oo heer sare ah.
𝐍𝐚𝐠𝐚π₯𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐒𝐫𝐒𝐒𝐫:
Address: TCC Building Taleh, Hodan District, Mogadishu, Somalia
Tell: 0611 13 56 16
Email: [email protected]

08/09/2026

Inta aadan tuurin ama badelin fadhigaada kaalay tijaabi adeegeena dhaqista fadhiyada.

𝐍𝐚𝐠𝐚π₯𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐒𝐫𝐒𝐒𝐫:
Address: TCC Building Taleh, Hodan District, Mogadishu, Somalia
Tell: 0611 13 56 16
Email: [email protected]

Buufin Cayayaan oo Tayo sare leh, waxaan kaa suulineynaa cayayaanka deegaankaada.𝐍𝐚𝐠𝐚π₯𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐒𝐫𝐒𝐒𝐫:Address: TCC Building...
06/09/2026

Buufin Cayayaan oo Tayo sare leh, waxaan kaa suulineynaa cayayaanka deegaankaada.

𝐍𝐚𝐠𝐚π₯𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐒𝐫𝐒𝐒𝐫:
Address: TCC Building Taleh, Hodan District, Mogadishu, Somalia
Tell: 0611 13 56 16
Email: [email protected]

02/09/2026

Dhismaha cusub waxaa qurxiya nadaafad, Mid kamid ah goob aan ka qabanay adeegeena Post Construction Cleaning.

𝐍𝐚𝐠𝐚π₯𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐒𝐫𝐒𝐒𝐫:
Address: TCC Building Taleh, Hodan District, Mogadishu, Somalia
Tell: 0611 13 56 16
Email: [email protected]

30/08/2026

Ku Dooro Adeegeena fadhi dhaqista :
- Fadhi dhaqis tayo leh iyo waqti gaaban
- Qalajin heer sare ah iyo udgoon gaar ah
- isticmaalid mishiino casri ah kana duwan kuwii h**e

𝐍𝐚𝐠𝐚π₯𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐒𝐫𝐒𝐒𝐫:
Address: TCC Building Taleh, Hodan District, Mogadishu, Somalia
Tell: 0611 13 56 16
Email: [email protected]

Askun waa shirkad kashaqeysa adeegyada la xariira nadaafadda.

27/08/2026

Xalka fadhigaada waa Askun Cleaning service, waxaan kula casuumeynaa martidaada.
waxaan si heer sare ah kuugu dhaqeynaa fadhigaada.

𝐍𝐚𝐠𝐚π₯𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐒𝐫𝐒𝐒𝐫:
Address: TCC Building Taleh, Hodan District, Mogadishu, Somalia
Tell: 0611 13 56 16
Email: [email protected]

Muhiimada ey inoo leedahay Nadaafadda waa mid  diinteenu kaalin weyn inoogu tilmaameyso.ΨΉΩŽΩ†Ω’ أَبِي Ω…ΩŽΨ§Ω„ΩΩƒΩ Ψ§Ω„Ψ£ΩŽΨ΄Ω’ΨΉΩŽΨ±ΩΩŠΩΩ‘...
21/08/2026

Muhiimada ey inoo leedahay Nadaafadda waa mid diinteenu kaalin weyn inoogu tilmaameyso.
ΨΉΩŽΩ†Ω’ أَبِي Ω…ΩŽΨ§Ω„ΩΩƒΩ Ψ§Ω„Ψ£ΩŽΨ΄Ω’ΨΉΩŽΨ±ΩΩŠΩΩ‘ رَآِيَ Ψ§Ω„Ω„ΩŽΩ‘Ω‡Ω ΨΉΩŽΩ†Ω’Ω‡Ω Ω‚ΩŽΨ§Ω„ΩŽ: Ω‚ΩŽΨ§Ω„ΩŽ Ψ±ΩŽΨ³ΩΩˆΩ„Ω Ψ§Ω„Ω„ΩŽΩ‘Ω‡Ω Ψ΅ΩŽΩ„ΩŽΩ‘Ω‰ Ψ§Ω„Ω„ΩŽΩ‘Ω‡Ω ΨΉΩŽΩ„ΩŽΩŠΩ’Ω‡Ω ΩˆΩŽΨ³ΩŽΩ„ΩŽΩ‘Ω…ΩŽ: Β«Ψ§Ω„Ψ·ΩŽΩ‘Ω‡ΩΩˆΨ±Ω Ψ΄ΩŽΨ·Ω’Ψ±Ω Ψ§Ω„Ψ₯ΩΩŠΩ…ΩŽΨ§Ω†ΩΒ»
"Nadaafaddu waa kala barka Iimaanka."

𝐍𝐚𝐠𝐚π₯𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐒𝐫𝐒𝐒𝐫:
Address: TCC Building Taleh, Hodan District, Mogadishu, Somalia
Tell: 0611 13 56 16
Email: [email protected]

15/08/2026

Deep Cleaning ka oo ah Nadaafadda Guud Maahan Nadiifin Caadi ah, Waa Nadiifin si Qoto Dheer Loo Nadiifinayo Gobta.
Askun Cleaning service Waxaad Ka Heleysaa Nadiifin Qoto Dheer Iyo Muuqaal Indhaha Soo Jiita

𝐍𝐚𝐠𝐚π₯𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐒𝐫𝐒𝐒𝐫:
Address: TCC Building Taleh, Hodan District, Mogadishu, Somalia
Tell: 0611 13 56 16
Email: [email protected]

See less

04/08/2026

Askun Cleaning service waxey goobtaada ka dhigeysaa mid cusub oo dhalaaleysa.
Adeegyada aan idin heyno waxaa kamid ah:
- Dhaqidda Guryaha Cusub
- Hagaajinta Goobaha Ganacsiga
- Buufinta cayayaanka
- Hagaajinta deegaanka
- Hagaajinta Xafiisyada
- Dhaqidda Fadhiyada iyo Roogaga

𝐍𝐚𝐠𝐚π₯𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐒𝐫𝐒𝐒𝐫:
Address: TCC Building Taleh, Hodan District, Mogadishu, Somalia
Tell: 0611 13 56 16
Email: [email protected]

Address

Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252613749898

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Askun Cleaning Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Askun Cleaning Service:

Shortcuts

Share