29/01/2026
🛡️ Nabad ka hel Cayayaanka iyo Tukhaanka! 🛡️
Ma dhibeen Tukhaanka, Baranbarada, ama Kaneecada? Ma u baahan tahay adeeg hufan oo lagu kalsoonaan karo?
VAPCO PEST CONTROL waa xalka aad raadinaysay! Waxaan bixinaa adeeg buufin oo tayo sare leh, annagoo adeegsanayna dawooyin waxtarkoodu dammaanad yahay sida Celphos iyo Lambda Cyhalothrin.
waxaan qabannaa?
Waxaan dabar-jarnaa cayayaanka kala duwan sida:
❌ Tukhaanka (Kiniinka Tukhaanka iyo Dawada buufinta)
❌ Baranbarada iyo Kaneecada
❌ Jiirka, Ayaxa, iyo Aboorka (Ardaal)
■ Halkee ka adeegnaa?
■ Adeeggeenu wuxuu gaarayaa:
🏠 Guryaha & Xafiisyada
🕌 Masaajidda & Madarasadaha
🏨 Hoteellada, Dukaamada & Iskuullada
✅ Ballanqaadkayagu waa: Damaanad buuxda, Adeeg hufan, iyo Amaano adag.
📍 Goobta: Koonfurta Masjid Jaamac, Hargeisa.
📞 Nagala soo xiriir: 063 4094910
VAPCO - Nadiif iyo Nabad ku seexo!
Shirkada Buufinta Guryaha Vapco hargeisa