Shirkada Buufinta Guryaha iyo cayayaanka Vapco Jordan

Shirkada Buufinta Guryaha iyo cayayaanka Vapco Jordan kusoo dhowow shirkada Buufinta Guryaha iyo xafiisyada, schools iyo cayayaanka

Buufinta cayayaanka sida        ●Tukhaanka ●Baranbarada        ●Kaneecada ●Aboorka ayaxa        ●wasakhada ●jiirka iwmSh...
24/05/2026

Buufinta cayayaanka sida
●Tukhaanka ●Baranbarada
●Kaneecada ●Aboorka ayaxa
●wasakhada ●jiirka iwm
Shirkada Buufinta Guryaha iyo cayayaanka Vapco Jordan

Hambalyo 18-ka May​Maamulka iyo shaqaalaha Shirkadda Buufinta Guryaha ee VAPCO waxay dhammaan macaamiishooda sharafta le...
17/05/2026

Hambalyo 18-ka May
​Maamulka iyo shaqaalaha Shirkadda Buufinta Guryaha ee VAPCO waxay dhammaan macaamiishooda sharafta leh iyo shacabka Somaliland ugu hambalyeynayaan munaasabadda qiimaha badan ee 18-ka May.
​Waxaan idiin rajaynaynaa nabadgalyo, horumar iyo caafimaad qabe. Sanadkan kiisa kale ku gaadha barwaaqo!
Shirkada Buufinta Guryaha iyo cayayaanka Vapco Jordan 📞 063-4094910

03/05/2026

Shirkada Buufinta cayayaanka Vapco hargeisa 📞 063-4094910 WhatsApp 063-4094910

Saaxiibka Runta ah ee Huteelada ka hor taga Tukhaanka! 🤝🚫🦟​Nadiifnimada iyo badbaadadu waa furaha guusha huteel kasta. V...
03/05/2026

Saaxiibka Runta ah ee Huteelada ka hor taga Tukhaanka! 🤝🚫🦟
​Nadiifnimada iyo badbaadadu waa furaha guusha huteel kasta. VAPCO waxay kuu damaanad qaadaysaa deegaan ka caafimaad qaba cayayaanka oo dhan. Martidaadu ha ku raaxaystaan jiif raaxo leh iyo jawi nadiif ah.
​Khibrad & Kalsooni
​Badbaado & Caafimaad
​Deegaan saaxiibtinnimo leh
​Hadda naga soo wac: 📞 4094910
Shirkada Buufinta Guryaha iyo cayayaanka Vapco Jordan

Ha u oggolaan cayayaanku inay ganacsigaaga ama gurigaaga dhibaan! 🚫🪳Waxaan bixinaa adeeg buufin oo xirfad ku dhisnaan, a...
01/05/2026

Ha u oggolaan cayayaanku inay ganacsigaaga ama gurigaaga dhibaan! 🚫🪳
Waxaan bixinaa adeeg buufin oo xirfad ku dhisnaan, annagoo adeegsanayna dawooyin tayo leh oo dabar-gooya dhammaan cayayaanka.
​✅ Adeeg hufan
✅ Deg-degsiimo
✅ Damaanad buuxda
​📲 Wicitaan ama WhatsApp: 063-4094910
Shirkada Buufinta Guryaha iyo cayayaanka Vapco Jordan

VAPCO PESTKILLS: XALKA UGU DAMBEEYA! 🚫🪳​MA KA DAASHAY DHIBTA CAYAYAANKA?MA DOONAYSAA GURI NADIIF AH OO CAAFIMAAD QABA?​V...
25/04/2026

VAPCO PESTKILLS: XALKA UGU DAMBEEYA! 🚫🪳
​MA KA DAASHAY DHIBTA CAYAYAANKA?
MA DOONAYSAA GURI NADIIF AH OO CAAFIMAAD QABA?

​VAPCO PESTKILLS WAXAY KUU BALLAN-QAADAYSAA:
​DABAR-GOYNTA BARANBARADA, TUKHAANKA IYO KANEECADA. 🦟
​DABINNADA JIIRKA EE UGU CASRISAN (ADVANCED MOUSE TRAPS). 🐀
​BUUFINTA GURYAHA, HOTEELADA IYO MASAAJIDADA. 🕌
​HA LA NOOLAAN CAYAYAAN, HADDA TALLAABO QAAD! ✅
​📞 NALA SOO XIRIIR: 063-4094910
📍 MEEL KASTA OO AAD JOOGTO: HARGEISA | BORAMA | WAJAALE
Shirkada Buufinta Guryaha iyo cayayaanka Vapco Jordan

18/04/2026

𝐌𝐀𝐊𝐀 𝐝𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐢𝐛𝐚𝐚𝐭𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐲𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐓𝐮𝐤𝐡𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚, 𝐤𝐚𝐧𝐞𝐞𝐜𝐚𝐝𝐚, 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐧𝐛𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚, 𝐀𝐛𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚, 𝐀𝐲𝐚𝐱𝐚, 𝐢𝐰𝐦 𝐇𝐚 𝐰𝐞𝐥𝐰𝐞𝐥𝐢𝐧
𝐕𝐀𝐏𝐂𝐎 𝐏𝐄𝐒𝐓 𝐂𝐎𝐍𝐓𝐑𝐎𝐋​ 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐊𝐮𝐮 𝐇𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐀𝐝𝐞𝐞𝐠 𝐂𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐂𝐢𝐝𝐡𝐢𝐛𝐭𝐢𝐫𝐚𝐚𝐲𝐨 𝐃𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐂𝐚𝐲𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐛𝐚𝐚𝐭𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐮 𝐡𝐚𝐲𝐚 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚, 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚, 𝐚𝐦𝐚 𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢
​𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐬𝐭𝐢𝐜𝐦𝐚𝐚𝐥𝐧𝐚𝐚 𝐬𝐮𝐧 𝐭𝐚𝐲𝐨 𝐥𝐞𝐡 𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐢𝐛 𝐮 𝐥𝐚𝐡𝐚𝐲𝐧 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐥𝐬𝐞 𝐚𝐚𝐧 𝐮𝐧𝐚𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐬𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐲𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚
​𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐚𝐥𝐞 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐝𝐮𝐫𝐮𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐮𝐥𝐞𝐡 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐥𝐨𝐨𝐥𝐚 𝐝𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐨 𝐂𝐚𝐲𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐧𝐨𝐨𝐜𝐤𝐚𝐬𝐭𝐚 𝐨𝐨 𝐮𝐮 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲
𝐍𝐀𝐓𝐈𝐈𝐉𝐎 𝐋𝐀 𝐇𝐔𝐁𝐎​ 𝐀𝐝𝐞𝐞𝐠𝐲𝐚𝐝𝐮 𝐖𝐚𝐚 𝐊𝐮𝐰𝐨 𝐑𝐚𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐋𝐞𝐡 𝐨𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐊𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲𝐚 𝐌𝐢𝐝 𝐀𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐀𝐡
​𝕩𝕒𝕣𝕦𝕞𝕒𝕙𝕒 𝕜𝕦 𝕜𝕒𝕝𝕒 𝕪𝕒𝕒𝕝
​📍 𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐢𝐬𝐚
📍 𝐁𝐨𝐨𝐫𝐚𝐦𝐚
📍 𝐖𝐚𝐣𝐚𝐚𝐥𝐞
​📞 𝐍𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚𝐯𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐝𝐡 𝐡𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐮𝐡𝐞𝐬𝐡𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢 𝐍𝐚𝐝𝐢𝐢𝐟 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐪𝐚𝐛𝐚 𝐂𝐚𝐲𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚:
​📱 𝐓𝐞𝐥𝐞𝐟𝐨𝐨𝐧& 𝐖𝐡𝐚𝐭𝐀𝐩𝐩: 063-4094910
🏢 𝐕𝐀𝐏𝐂𝐎: 𝐇𝐮𝐛𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐍𝐚𝐝𝐚𝐚𝐟𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐁𝐚𝐝𝐪𝐚𝐛𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚
Shirkada Buufinta cayayaanka Vapco hargeisa

Shirkada Buufinta Guryaha iyo cayayaanka Vapco Jordan 📞 063-4094910 What's appka 0634094910
11/04/2026

Shirkada Buufinta Guryaha iyo cayayaanka Vapco Jordan
📞 063-4094910
What's appka 0634094910

✅ Buufinta Tukhaanka ​✅ Buufinta Kaneecada ​✅ Buufinta Baranbarada ​✅ Buufinta Aboorka, iwm​.        ​🏠 Guryaha 💼 xafiis...
02/04/2026

✅ Buufinta Tukhaanka
​✅ Buufinta Kaneecada
​✅ Buufinta Baranbarada
​✅ Buufinta Aboorka, iwm
​.
​🏠 Guryaha
💼 xafiisyada
🕌 masaajida
🏫 schools
🏨 hotels jiif iyo cuntaba
​📞 NALA SOO XIRIIR: 063-4094910
Shirkada Buufinta cayayaanka Vapco hargeisa

Gurigaaga ma ku dhibay cayayaanku? 🐜🚫​VAPCO Pest Control waxay kuu haysaa xalka ugu dambeeya ee:🪳 Baranbarada & Qudhaanj...
28/03/2026

Gurigaaga ma ku dhibay cayayaanku? 🐜🚫
​VAPCO Pest Control waxay kuu haysaa xalka ugu dambeeya ee:
🪳 Baranbarada & Qudhaanjada.
🐝 Cayayaanka duula.
🐀 Jiirka & Tukhaanka
​✅ Adeeg degdeg ah
✅ Kiimiko ammaan ah
✅ Qiimo jaban
​🛡️ VAPCO: Gurigaaga ka ilaali cayayaanka si xirfad leh!
​📞 Hadda na soo wac: 63 4094910
📧 Email: [email protected]

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shirkada Buufinta Guryaha iyo cayayaanka Vapco Jordan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share