Daryeel Deegaan - Garowe

Daryeel Deegaan - Garowe Kusoo dhawoow shirkadda nadaafadda Daryeel Deegaan.

02/08/2026

Shirkada Nadaafadda Daryeel Deegaan - Garowe Waa mid kamida Farqiyada Muuqda ee udhexeeya Caasumada iyo Degmooyinka kale.

Boowe Bilicda Caasimadu bilaash kuma iman.

Qayb kamida Gaadiidka iyo Shaqaalaha Shirkadda Nafaadda Daryeel Deegaan - Garowe ayaa  qayb ka ahaa Xaflada Xuska Maalin...
01/08/2026

Qayb kamida Gaadiidka iyo Shaqaalaha Shirkadda Nafaadda Daryeel Deegaan - Garowe ayaa qayb ka ahaa Xaflada Xuska Maalinta Aas aaska Puntland.

Daryeel Sirta Ay Garoowe Dheertahay Magalooyinka kale. ✅️

Qashinka oo Si Haboon Loo maareeyo waa Horumar,Daryeel Deegaan Waa Qayb Kamida Horumarka puntland.
01/08/2026

Qashinka oo Si Haboon Loo maareeyo waa Horumar,
Daryeel Deegaan Waa Qayb Kamida Horumarka puntland.

28/07/2026

Wax aad yareysanaysid ayaa keeni kara dhib wayn, Qashinkaagu waa masuuliyadaada, Fadlan ha tuurin haraaga sheyga aad isticmaashay oo ku hubso meesha ku haboon.

"Agabka daryeel waxad ku arki doontaa goob kasta oo magalada ka mid ah".

27/07/2026

Akhlaaqda wanaagsani waxay ka bilaabataa tilaabo wanaagsan oo la joogteeyo.

Kusoo dhawoow shirkadda nadaafadda Daryeel Deegaan.

26/07/2026

Caaga aad tuurtid wuxuu deegaanka sii dhibaataynayaa in ka badan inta aad adigu dunida sii joogeysid ha reebin raad xun

Kusoo dhawoow shirkadda nadaafadda Daryeel Deegaan.

10/07/2026

Muwaadin haku tuurin qashinka caaga qashinka agtiisa adoo ku ridi kara caaga qashinka gudihiisa.

Ubadkaaga yaraanta ku ababi in ay Hagaajiyaan Deegaanka
07/07/2026

Ubadkaaga yaraanta ku ababi in ay Hagaajiyaan Deegaanka

Daryeel waa cidda kaa caawin karta in aad ku noolaatid deegaan nadiif ah
23/06/2026

Daryeel waa cidda kaa caawin karta in aad ku noolaatid deegaan nadiif ah

Daryeel Waa Hiilka Deegaanka.
17/06/2026

Daryeel Waa Hiilka Deegaanka.

Address

Alnasar Road
Garowe

Opening Hours

Monday 07:00 - 18:00
Tuesday 07:00 - 18:00
Wednesday 07:00 - 18:00
Thursday 07:00 - 06:00
Saturday 07:00 - 18:00
Sunday 07:00 - 18:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daryeel Deegaan - Garowe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share