Nadiif Company

Nadiif Company Nadiif is a Cleaning company licensed by the Ministry of Commerce of Puntland. Shirkadda Nadiif waa shirkad keenta adeega Nadaafadda.

Waxayna hadda ka howl gashaa magaalooyinka Boosaaso iyo Garowe. Sidoo kale waxaa laguu keeni karaa adeega magaalooyinka kale ee ka duwan kuwa kor ku xusan. Shirkaddu waxay hiigsanaysaa in ay adeegeeda gaarsiiso Soomaaliya oo dhan iyo meelo kale oo ka baxsan ba. Waxaa maalgeshay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ka fekeray badqabka umadooda una arkay in ay tahay fursad banaan. Shirkaddu waxa ay hadda keentaa adeega loo isticmaalo nadaafadda guud balse shirkaddu waxa ay qayb ka noqon doontaa tababaro caalamiya kuwaas oo lagu soo saari doono dad xirfad dhamaystiran u leh nadaafadda gacanta lagu qabto, maadaama ay shirkaddu keento adeegyadii oo dhamaystiran.

Address

Near H. Sagal Street
Garowe
2453345

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nadiif Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nadiif Company:

Shortcuts

Share