Discount laundry

Discount laundry Dhaqidda iyo feeraynta dharka "Arrad waa dan uskagna waa doqonimo"

Discount laundry garowe 6941356
10/05/2025

Discount laundry garowe

6941356

Ramadaan mubarak
10/03/2025

Ramadaan mubarak

Shay walba dhaqid iyo feerayn waa $0.5  Feero kaliya na waa $0.3 shay walba Kusoo dhawaada gacmo furan "Arrad waa dan , ...
07/12/2024

Shay walba dhaqid iyo feerayn waa $0.5
Feero kaliya na waa $0.3 shay walba
Kusoo dhawaada gacmo furan

"Arrad waa dan , uskagna waa doqonimo"

Isgoyska sagal ama Huruuse mall
6941356

23/09/2024

Discount laundry garowe

Kusoo dhawoow qiima jaban dhaqid iyo feero tayo leh iyo waqti kooban 6941356 Free delivery  garowe Meel walba waa laguug...
16/03/2024

Kusoo dhawoow qiima jaban dhaqid iyo feero tayo leh iyo waqti kooban
6941356

Free delivery garowe
Meel walba waa laguugu imaan

11/10/2023
Mudane macmiil kusoo dhawoow  Discount  laundry qiima jaban io adeeg hufan. Dhaqmo iyo feeraynta dharka   Discount laund...
08/10/2023

Mudane macmiil kusoo dhawoow Discount laundry qiima jaban io adeeg hufan.

Dhaqmo iyo feeraynta dharka

Discount laundry wuxu kuyaala isgoyska SAGAL ama HURUUSE MALL

Discount laundry
28/03/2023

Discount laundry

12/01/2023
QIIMA DHIMIS BALLAARAN Discount laundry garowe Waxaan ugu bishaaraynayna macaamiisheena sharafle inan samaynay qiima dhi...
01/01/2023

QIIMA DHIMIS BALLAARAN

Discount laundry garowe
Waxaan ugu bishaaraynayna macaamiisheena sharafle inan samaynay qiima dhimis balaaran oo shay walba ah

DHAQITAANKA DHAR KA
1. shaati 0.5
2. Surwaal 0.5
3. Funaanad 0.5
4. Cimamad 0.5
5. Macawis 0.7
6. Khamiis 0.7
7. Garan 0.4

Dhaqqid iyo feero waa qiimahaas

FEERADA AMA KAAWIYADA
shay walba waa 0.3

Intaa waxaa dheer in aan gurigiina idiinka qaadayno kuna soo celin doono si bilaash ah ( free delivery)

DISCOUNT LAUNDRY wuxuu kuyaal aaga
guureeye Hotel ama meesha looga leexdo TARGET .

TELL 5119970 AMA 906 941 356

Address

Isgoys Ka New Sagal Hotel Ama Huruuse MALL
Garowe
252

Telephone

+252906941356

Website

http://www.discountlaundry.com/

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Discount laundry posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category