Almis Waste Managment & Sanition Service

Almis Waste Managment & Sanition Service Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Almis Waste Managment & Sanition Service, Cleaning service, Degmada 26- june ee Caasimada Hargaysa, Hargesa.

Mareeyaha Shirkadda Almis Waste Management waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shaqaalaha kala duwan ee shi...
20/03/2026

Mareeyaha Shirkadda Almis Waste Management waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shaqaalaha kala duwan ee shirkadda Almis, munaasibadda barakaysan ee Ciidul Fidriga awgeed.

Mareeyuhu waxa uu ku ammaanayaa shaqaalaha dadaalka, daacadnimada iyo hawlkarnimada ay u muujiyeen shaqadooda, kuwaas oo door weyn ka qaatay horumarka iyo sumcadda shirkadda. Waxa uu xusay in guul kasta oo ay shirkaddu gaadho ay saldhig u yihiin shaqaalaha oo ah laf-dhabarta dhabta ah ee Almis.

Sidoo kale, waxa uu ugu duceeyay dhammaan shaqaalaha iyo qoysaskooda caafimaad, nabad, barwaaqo iyo in ay ku gaadhaan ciidan teeda kale bashbash iyo farxad. Waxa uu ku booriyay in la sii xoojiyo wada shaqaynta, is ixtiraamka iyo dadaalka si loo gaadho himilooyinka waaweyn ee shirkadda.

Ugu dambayn, Mareeyuhu waxa uu dhammaan bulshada Islaamka, gaar ahaan shaqaalaha Almis Waste Management, u rajaynayaa Ciid Mubaarak, sanadkan sanadkiisana ku gaadha nabad iyo barwaaqo.

Ciid Mubaarak!

CSW
24/02/2026

CSW

Realistic and fact wisdom!.
24/02/2026

Realistic and fact wisdom!.

Ilaahoow, naga dhig kuwii samra.
23/02/2026

Ilaahoow, naga dhig kuwii samra.

Maansha allah, ilaahoow naga ragansiii!.
21/02/2026

Maansha allah, ilaahoow naga ragansiii!.

🌙 DHAMBAAL HANBALYO CURASHADA BISHAN BARAKAYSAN EE RAMADAAN 🌙Maamulka Sare Ee Shirkadda Almis Waste Management and Sanit...
17/02/2026

🌙 DHAMBAAL HANBALYO CURASHADA BISHAN BARAKAYSAN EE RAMADAAN 🌙

Maamulka Sare Ee Shirkadda Almis Waste Management and Sanitation Services; Wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shaqaalaha kala duwan ee shirkadda Almis, munaasabadda qiimaha leh ee curashada Bishan Barakaysan ee Ramadaan.

wuxuu Ilaahay SWT uga baryayaa shaqaalaha shirkadda, qoysaskooda, iyo guud ahaan ummadda Muslimka ah, in Bishan Barakaysan uu ku gaadhsiiyo bashbash, nabad, caafimaad, iyo barwaaqo. Waxa kale oo uu Ilaahay ka rajaynayaa in bishani noqoto mid khayr iyo kheyr badan xambaarsan, kana mid noqota bilaha lagu helo dambi dhaaf, samir, iyo is-cafis.

wuxuu si gaar ah ugu mahadcelinayaa shaqaalaha shirkadda Almis dadaalka joogtada ah ee ay ugu adeegayaan bulshada, gaar ahaan ilaalinta nadaafadda iyo bilicda deegaanka. Wuxuu ku boorinayaa in la sii xoojiyo wadajirka, daacadnimada, iyo masuuliyadda shaqo inta lagu jiro Bishan Barakaysan iyo wixii ka dambeeyaba.

Ugu dambayn, Maareeyuhu wuxuu mar kale u rajaynayaa dhammaan shaqaalaha shirkadda Almis Ramadaan barakaysan, kana baryayaa Ilaahay inuu ka aqbalo soonka, salaadda, iyo camalka suubban.

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala soo xidhiidh:
Tell: 523587
Maareeyaha Shirkadda Almis Waste Management and Sanitation Services
Maamulka Sare Ee Shirkada Almis

17/02/2026

Ku haynta qashinka goobta uu ka soo baxo ayaa ka waxtar badan in deegaanka si fawdo ah loogu qubo, sababtoo ah waxay yaraynaysaa wasakhowga, cudurrada faafa iyo waxyeellada ku timaadda bilicda iyo nadaafadda bulshada. Marka qashinka lagu maareeyo halkii uu ka dhasho, waxaa fududaanaya kala saaristiisa, dib-u-warshadayntiisa iyo in si habboon loo raro, taas oo ka hortagaysa in uu ku faafo waddooyinka, dooxooyinka iyo meelaha biyuhu maraan. Tani waxay ilaalinaysaa caafimaadka dadka, xoolaha iyo deegaanka guud ahaan, waxayna kor u qaadaysaa wacyiga nadaafadeed iyo masuuliyadda bulshada.
almis waste management

14/02/2026

Ku haynta Qashinka goobta u ka soo baxo ; ayaa ka fiican in Deegaanka lagu qubo.

Weelaynta Qashinka waa lagama maarmaan!.
11/02/2026

Weelaynta Qashinka waa lagama maarmaan!.

Shaqo wacan; shaqaala weynaha, Shirkada Almis!.
04/01/2026

Shaqo wacan; shaqaala weynaha, Shirkada Almis!.

Han-balyo!Dhammaan Shaqaalaha weynaha Shirkada Almis Waste Managment; Waxaan idinku hanbalayeynayaa Curashada Sanadka Cu...
01/01/2026

Han-balyo!
Dhammaan Shaqaalaha weynaha Shirkada Almis Waste Managment; Waxaan idinku hanbalayeynayaa Curashada Sanadka Cusub ee 2026, Ilahay Caafimaad ha idinku Gaadhsiiyo Sanadka Sanadkiisa, kuwii ka faa'iidaystana ha inaga weeylo Dhammaanteen.

Waad mahad-santihiin.

Maamulka, iyo Shaqaala weynaha Shirkada Nadaafada ee Almis Waste Managment & Sanitation Service, ee Degmada 26-June, wax...
27/12/2025

Maamulka, iyo Shaqaala weynaha Shirkada Nadaafada ee Almis Waste Managment & Sanitation Service, ee Degmada 26-June, waxa ay far-xada iyo Dabaal dega Ictiraafka kaga qayb qaadanayaan nadiifinta Goobaha ay Dad-weynuhu ku dabaal degaan ee degmada ku 26-june, habeen iyo Maalinba.

Alle waxaan uga baryaynaa inuu Jamhuuriyadda Somaliland ku mannaysto horumar, nabad iyo barwaaqo waarta.

Mahadsanidiin.

Maamulka guud ee Shikrada Almis Waste Managment & Sanition Service.

Address

Degmada 26- June Ee Caasimada Hargaysa
Hargesa

Telephone

+252633990934

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Almis Waste Managment & Sanition Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Almis Waste Managment & Sanition Service:

Share