Dahuur Cleaning Service

Dahuur Cleaning Service Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dahuur Cleaning Service, Cleaning service, Muqdishow.

Ku Ciidda Caafimaad San!Ku ciida Nabad, Farxad iyo Barwaaqo.Dhamaanteen Allaha naga aqbalo soonkii iyo cibaadadii, oo ha...
19/03/2026

Ku Ciidda Caafimaad San!

Ku ciida Nabad, Farxad iyo Barwaaqo.
Dhamaanteen Allaha naga aqbalo soonkii iyo cibaadadii, oo hana inagu gaarsiiyo ciido badan oo khayr leh.

03/03/2026

Macmiil waxan ku haynaa adeega dhaqida fadhiyada iyo rogaga oo dhamays tiran

Nagala soxiriir:

615779052

25/02/2026
Waxaan nadaafad heee sare ah ka fulinaa goobaha laga dhameeyo dhismayaasha sida; Guryaha iyo wadooyinka        our servi...
22/02/2026

Waxaan nadaafad heee sare ah ka fulinaa goobaha laga dhameeyo dhismayaasha sida; Guryaha iyo wadooyinka



our service

๐Ÿš› ADEEGGA QAADISTA BULAACADAHA IYO WASAQDA ๐Ÿš›Dahuur Environmental ServiceWaxaan bixinaa adeeg degdeg ah oo lagu qaado lag...
24/01/2026

๐Ÿš› ADEEGGA QAADISTA BULAACADAHA IYO WASAQDA ๐Ÿš›
Dahuur Environmental Service
Waxaan bixinaa adeeg degdeg ah oo lagu qaado laguna nadiifiyo bulaacadaha, ceelasha iyo haamaha wasaqda ah sida:

โœ… Nadaafad dhamaystiran
โœ… Shaqaale khibrad leh
โœ… Adeeg degdeg ah 24/7
โœ… Qiimo macquul ah
โœ… Ilaalinta caafimaadka & deegaanka

๐Ÿ  Guryaha
๐Ÿข Ganacsiyada
๐Ÿฅ Isbitaallada
๐Ÿซ Iskuullada
๐Ÿ—๏ธ Goobaha dhismayaasha




Nala soo xiriir hadda
๐Ÿ“ž615779052/614568080
๐ŸŽฏMaka almukarama street
City tower building

Labada Sawir farqiga u dhaxeeyo maahan dhismo ee waa Nadaafad kaliyaXalku waa Dahuur Environmental Service    ๐Ÿ“ž615779052...
12/01/2026

Labada Sawir farqiga u dhaxeeyo maahan dhismo ee waa Nadaafad kaliya

Xalku waa Dahuur Environmental Service




๐Ÿ“ž615779052/614568080
๐ŸŽฏMaka almukarama street city tower building

๐ŸŒ™ Jumma Mubarakุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ ๏ทบHa iloobin inaad ku saliso Nabiga(SCW) habeenka iyo maalinka Jimcaha....
09/01/2026

๐ŸŒ™ Jumma Mubarak
ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ ๏ทบ
Ha iloobin inaad ku saliso Nabiga(SCW) habeenka iyo maalinka Jimcaha.

DahuurEnvironmentalService


๐Ÿ“ž615779052/614568080
๐ŸŽฏMaka almukarama street
City tower building

Waxaan ka saarna wasakhda, urta & jeermiskaNadaafad qoto-dheerQalab casri ahKiimikooyin badbaado lehNatiijo la hubo    ๐Ÿ“ž...
27/12/2025

Waxaan ka saarna wasakhda, urta & jeermiska

Nadaafad qoto-dheer
Qalab casri ah
Kiimikooyin badbaado leh
Natiijo la hubo




๐Ÿ“ž615779052/614568080
๐ŸŽฏMaka almukarama street
City tower building

๐ŸŒ™ Jumma Mubarakุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ ๏ทบHa iloobin inaad ku saliso Nabiga(SCW) habeenka iyo maalinka Jimcaha....
19/12/2025

๐ŸŒ™ Jumma Mubarak
ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ ๏ทบ
Ha iloobin inaad ku saliso Nabiga(SCW) habeenka iyo maalinka Jimcaha.





๐Ÿ“ž615779052/614568080
๐ŸŽฏMaka almukarama street
City tower building

Ma la dhibatooneysaa cayayaanka oo ku batay  gurigaada, xafiiskada ama goobtaada ganacsiga ah?Dahuur Environmental Servi...
18/12/2025

Ma la dhibatooneysaa cayayaanka oo ku batay gurigaada, xafiiskada ama goobtaada ganacsiga ah?

Dahuur Environmental Service waxay kuu hayaan xal dhameystiran, casri ah, saaxiibna la ah deegaanka.

F.G
Ha u ogolaan cayayaanka inay koraan โ€“nala xakamee maanta oo naso wac inaga Dahuur Environmental Service




๐Ÿ“ž615779052/614568080
๐ŸŽฏMaka almukarama street
City tower building

Xalka waa annaga!Dahuur Environmental Service waxay ku siinaysaa:1)Nadaafin guryo, xafiisyo & goob ganacsi2)Maareynta  q...
14/12/2025

Xalka waa annaga!
Dahuur Environmental Service waxay ku siinaysaa:

1)Nadaafin guryo, xafiisyo & goob ganacsi
2)Maareynta qashinka
3)Daryeel iyo bilic deegaan




๐Ÿ“ž615779052/614568080
๐ŸŽฏMaka almukarama street
City tower building

Address

Muqdishow
4

Telephone

+252618100055

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dahuur Cleaning Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share