27/05/2026
๐๐ Eid Mubaarak / Ciid Wanaagsan ๐๐
Waxaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed, asxaabta, iyo ummadda Islaamka ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakeysan ee Ciidda.
Alle ha naga aqbalo soonkii, salaaddii, sadaqadii iyo dhammaan acmaashii wanaagsaneyd.
Waxaan Alle ka baryayaa inuu dalkeenna Soomaaliya ku manneysto nabad, midnimo, horumar iyo barwaaqo.
Ciiddan ciiddeeda caafimaad, farxad iyo guulo ku gaara adiga iyo qoyskaaga.
Ciid Mubaarak. โจ๐
Bilisan Pest $ Cleaning Services