Environmental Cleaning Company - ECCO

Environmental Cleaning Company - ECCO ECCO is a community based Private Company,is specialized in the business of waste disposal services and other waste management.Located in MOGADISHU ,SO

Ma xiiseysaa in aad Nadaafada si wanaagsan inad u hesho, Gurigaada, iyo Xafiiskaada? ECCO waxaay haqabtire u tahay qofkasta oo ay jawaabtiisu tahay HAA. Kusoo dhawow oo nagusoo biir.

19/03/2019

teamwork can make the Dream Work.
______________________________
Nadaafaddu waa Imaanka Badhkii.
Noqo qofka 1aad ee ka qeyb qaata,
Bilic soo celinta muraayadii casimadda




Dalkasta Dadkisa ayaa Dhista, qurxiso Dalkaada,Ka qeyb qaado Bilic So celinta Caasimadda.Ilaali Nadiifinta Hareerahaaga ...
28/02/2018

Dalkasta Dadkisa ayaa Dhista, qurxiso Dalkaada,
Ka qeyb qaado Bilic So celinta Caasimadda.
Ilaali Nadiifinta Hareerahaaga Kuna Dadaal Nadiifinta Degaanka.

05/01/2018

First Annual Conference for ECCO

Shirkadda Nadaaafadda Gobolka Benaadir oo Manta Ka Qeyb Qaadatay Ololaha Nadafada Bilaha ah oo Bishii Mar Lagu qabto Mag...
28/12/2017

Shirkadda Nadaaafadda Gobolka Benaadir oo Manta Ka Qeyb Qaadatay Ololaha Nadafada Bilaha ah oo Bishii Mar Lagu qabto Magalada Muqdisho,

Sidoo Kale Maanta Waxaa Nadafadda Nagala Qeyb Qaatay Dhamaan Maamulada Degmooyinka Gobolka Benaadir iyo Ardayda Jamacada Gaheyr.

Team work can make the Dream work.____________________________Gacmo wadajir bey wax ku goyaan.
08/12/2017

Team work can make the Dream work.
____________________________

Gacmo wadajir bey wax ku goyaan.

olole Nadaafed ayaa Shirkadda ECCO oo ay wehlinayan Mamulka Degmadda Wadajir kafulisay waddada Danwadaagta._____________...
30/11/2017

olole Nadaafed ayaa Shirkadda ECCO oo ay wehlinayan Mamulka Degmadda Wadajir kafulisay waddada Danwadaagta.
______________________________________________________________
ololahan oo ah mid Bilkasta malinta ugu danbeysa ee Khamiista ay si wadajir ah u filayaaan ECCO oo Garabsaneysa Maamulka Gobolka Banaadir.

Subax wanaagsan
15/11/2017

Subax wanaagsan


Dalkasta Dadkisa ayaa Dhista, qurxiso Dalkaada, Ka qeyb qaado Bilic So celinta Caasimadda.Ilaali Nadiifinta Hareerahaaga...
14/11/2017

Dalkasta Dadkisa ayaa Dhista, qurxiso Dalkaada,
Ka qeyb qaado Bilic So celinta Caasimadda.
Ilaali Nadiifinta Hareerahaaga Kuna Dadaal Nadiifinta Degaanka.


Ka ilaali Waddada Qashinka.
14/11/2017

Ka ilaali Waddada Qashinka.


Shirkadda Nadaafadda ECCO ayaa Olole Nadaafaded Kafulisay Suuqa Kaluunka ee X/wayne.
11/11/2017

Shirkadda Nadaafadda ECCO ayaa Olole Nadaafaded Kafulisay Suuqa Kaluunka ee X/wayne.



Address

KM5, ZOOBE, Mogadishu
Mogadishu

Telephone

399

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Environmental Cleaning Company - ECCO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Environmental Cleaning Company - ECCO:

Share