03/07/2026
Jimco Wanaagsan
Maamulka iyo shaqaalaha DAHUUR Cleaning Service waxay dhammaan macaamiishooda, bahda ganacsatada iyo shacabka Soomaaliyeed u rajeynayaan Jimco Wanaagsan.
Allaha naga aqbalo cibaadada, hana inagu mannaysto caafimaad, nabad, rizqi xalaal ah iyo barako.
"Nadaafaddu waa Iimaan, Adeegguna waa Mas'uuliyad."
DAHUUR Cleaning Service
Hoyga Daryeelka Deegaanka