Hufan Cleaning Services

Hufan Cleaning Services Waxa aan bixinaa xalal nadaafadeed oo casri ah.

Hufan Cleaning Services waa shirkad nadaafadeed oo casri ah, ku takhakhustay nadiifinta dhismayaasha cusub, xafiisyada, guryaha, goobaha ganacsiga, goobaha dadwaynaha iyo taangiyada biyaha.

13/09/2026

Hufan ayaa mashruucaaga ka dhigi karta mid macaamiishaadu ku farxaan. Nadaafad casri ah ayuu u baahan yahay dhismahaaga cusub.

Hadda nagala soo xidhiidh:
📞0639186666 ama 0904777817
📧[email protected]
📍Laascaanood, WB Somalia

09/09/2026

Dhisme cusub, nadaafad heer sare ah!

Hufan Cleaning Services — Nadaafad casri ah. 🧼💙

04/09/2026

From construction site to spotless space!
We provide professional post-construction cleaning services, removing dust, debris, cement stains, paint marks, and construction residue to give your property a clean, fresh, and ready-to-use finish.

22/08/2026

Dhisme dhammaaday, nadaafad dhamaystiran!

Waxaan goobtaada ka dhigaynaa mid nadiif ah, cusub oo indhaha soo jiidata.

HUFAN—Nadaafad Casri Ah.

Dhismahaagu haddii uu dhammaaday, nadiifintiisu waa shaqadayada.HUFAN Cleaning Services — waxaan goobtaada ka dhigaynaa ...
11/08/2026

Dhismahaagu haddii uu dhammaaday, nadiifintiisu waa shaqadayada.
HUFAN Cleaning Services — waxaan goobtaada ka dhigaynaa nadiif, qurux badan, oo diyaar u ah deegaan.
📍 Laascaanood | 📞 +252 63 9186666
HUFAN — Sirtu Waa Nadaafad Casri ah.

11/08/2026

✨ Post-Construction Cleaning – Guri Casri ah 🏡✨

Guri casri ah oo aan u dhammeystirnay nadiifin heer sare ah markii uu dhismihiisu dhamaaday. 🧹✨
Waxaan ka saarnay, sibidhkii, rinjigii, wasakhdii iyo raadadkii dhismaha oo dhan, si gurigu diyaar ugu noqdo in lad**o.

Nadaafad casri ah, guri bilicsan!
📞 Nala soo xidhiidh maanta.

Adeegyada Hufan ay qabato.
10/08/2026

Adeegyada Hufan ay qabato.

07/08/2026

Quruxda gurigu waxay ka bilaabataa nadaafadda.

Waxaan si xirfad leh u dhamaynay Post Construction Cleaning ee gurigan luxury-ga ah, annagoo ka saarnay, wasakhdii dhismaha, kana dhignay mid dhalaalaya oo diyaar u ah in la d**o.

🏡 Haddii aad dhisme cusub dhammaysay, Hufan Cleaning Service ayaa kuu haysa adeeg nadaafadeed oo casri ah.
📞 Nala soo xiriir maanta. ah

Si rasmi ah ayaan u shaqaynyaa. Ku soo dhawaadda nadaafad casri ah.
14/07/2026

Si rasmi ah ayaan u shaqaynyaa. Ku soo dhawaadda nadaafad casri ah.

Address

Geedi-shaamboo
Laascaanood

Opening Hours

Monday 08:00 - 06:00
Tuesday 08:00 - 06:00
Wednesday 08:00 - 06:00
Thursday 08:00 - 06:00
Saturday 08:00 - 06:00
Sunday 08:00 - 06:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hufan Cleaning Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share