GS Laundry

GS Laundry Ku soo dhawoow โœจ GS Laundry and Dry Cleaning ๐Ÿงบ๐Ÿ‘” โ€” goobtaada lagu kalsoon yahay ee bixisa adeegyo laundry iyo dry cleaning oo tayo sare leh.

Waxaan kuu daryeelnaa dharkaaga si nadaafad, caraf wanaagsan ๐ŸŒธ, iyo xirfad leh, annagoo adeegsanayna qalab casri

๐Ÿšจ 5 maalmood oo keliya baa ka hadhay qiima dhimistii gaarka ahayd ee GS Laundry Dry Clean! ๐ŸงบโœจDharkaaga u dhiib xirfadlay...
21/05/2026

๐Ÿšจ 5 maalmood oo keliya baa ka hadhay qiima dhimistii gaarka ahayd ee GS Laundry Dry Clean! ๐Ÿงบโœจ

Dharkaaga u dhiib xirfadlayaal nadiifin tayo sare leh leh ๐Ÿ’ฏ
โœ”๏ธ Dry Clean
โœ”๏ธ Dhar dhaqid casri ah
โœ”๏ธ Adeeg degdeg ah
โœ”๏ธ Qiimo jaban

โณ Ha moogaan fursaddan gaarka ah!
๐Ÿ“ž La xiriir GS Laundry Dry Clean maanta

โ€œNadiifnimo aad ku kalsoonaan kartoโ€ โœจ

20/05/2026

๐Ÿซง Kusoo dhowaada GS Laundry Dry Clean ๐Ÿซง

Dharkaaga nadaafaddiisa waa mudnaanteenna koowaad!
Waxaan kuu haynaa adeeg degdeg ah, nadiifin tayo sare leh, iyo daryeel gaar ah oo dharkaaga loo sameeyo.

โœจ Dry Clean casri ah
โœจ Dhar dhaqid nadiif ah
โœจ Feereyn iyo caraf udgoon
โœจ Adeeg degdeg iyo kalsooni leh

๐Ÿ“ Maanta booqo GS Laundry Dry Clean โ€” halka nadaafad iyo adeeg heer sare ah ay isku yimaadaan.

๐Ÿงบโœจ KU RAAXAYSO QAADID IYO KEENIS BILAASH AH! โœจ๐ŸงบGS Laundry waxay kuu fududaynaysaa adeegga dhaqista dharka ๐Ÿ‘”๐Ÿ‘—โœ… Waxaan kaa...
20/05/2026

๐Ÿงบโœจ KU RAAXAYSO QAADID IYO KEENIS BILAASH AH! โœจ๐Ÿงบ

GS Laundry waxay kuu fududaynaysaa adeegga dhaqista dharka ๐Ÿ‘”๐Ÿ‘—

โœ… Waxaan kaa qaadaynaa dharka
โœ… Waxaan kuugu keenaynaa adigoo jooga
โœ… Delivery FREE ah
โœ… Dhar nadiif ah & udgoon fiican

Waqtigaaga badbaadi oo ku raaxayso adeeg casri ah ๐Ÿššโœจ

๐Ÿ“ GS Laundry โ€“ Laascaanood
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir hadda

GS Laundry โ€” โ€œNadiifnimo aad ku kalsoonaan karto.โ€

๐Ÿ”ฅ GS LAUNDRY โ€” 20% DISCOUNT ๐Ÿ”ฅDhamaan adeegyada dhaqista iyo feeraynta hadda waxaad ka helaysaan Qiimo Dhimis 20% ah! ๐Ÿงบโœจโœ…...
20/05/2026

๐Ÿ”ฅ GS LAUNDRY โ€” 20% DISCOUNT ๐Ÿ”ฅ

Dhamaan adeegyada dhaqista iyo feeraynta hadda waxaad ka helaysaan Qiimo Dhimis 20% ah! ๐Ÿงบโœจ

โœ… Dhar nadiif ah
โœ… Udgoon fiican
โœ… Service degdeg ah
โœ… Delivery available

๐Ÿ“ GS Laundry โ€“ Laascaanood
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir hadda oo ka faaโ€™iidayso offer-kan gaarka ah.

โ€œNothing feels better than clean clothes.โ€ ๐Ÿ‘”โœจ

18/05/2026

โœจ OGEYSIIS MUHIIM AH โœจ

GS Laundry
Waxaan macaamiisheena sharafta leh ogeysiinaynaa in dhammaan adeegyadayadu ay hadda ku jiraan 20% qiimo dhimis gaar ah.

Adeegyada la heli karo:
โ€ข Dhaqidda Dharka
โ€ข Nadiifinta Roogaaga
โ€ข Dhaqidda Daahyada
โ€ข Nadiifinta Kabaha

Ka faaโ€™iidayso adeeg tayo sare leh, nadaafad casri ah, iyo qiimo ku habboon.

๐Ÿ“ Goobta: Xarunta Telson, Xarunta Wayn ee Laascaanood
๐Ÿ“ž 0634992355
๐Ÿ“ž 0638881491

๐Œ๐š ๐ซ๐š๐š๐๐ข๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ ๐ฌ๐ข ๐ค๐š๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ข ๐ฅ๐ž๐ก ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐จ ๐๐ก๐š๐ซ๐ค๐š๐š๐ ๐š, ๐ซ๐จ๐จ๐ ๐š๐ ๐ ๐š๐š๐ ๐š, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐š๐›๐š๐ก๐š๐š๐ ๐š? ๐†๐’ ๐‹๐š๐ฎ๐ง๐๐ซ๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐ก๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐š๐...
18/05/2026

๐Œ๐š ๐ซ๐š๐š๐๐ข๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ ๐ฌ๐ข ๐ค๐š๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ข ๐ฅ๐ž๐ก ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐จ ๐๐ก๐š๐ซ๐ค๐š๐š๐ ๐š, ๐ซ๐จ๐จ๐ ๐š๐ ๐ ๐š๐š๐ ๐š, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐š๐›๐š๐ก๐š๐š๐ ๐š? ๐†๐’ ๐‹๐š๐ฎ๐ง๐๐ซ๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐ก๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐จ ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ก๐š๐ฅ ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ ๐ค๐ฎ๐ฐ๐š๐๐š ๐ฒ๐š๐š๐ฅ! ๐Ÿงผ๐Ÿงฅ

๐Ÿ“Œ Adeegyada aan kuu hayno waxa ka mid ah:

๐Ÿ‘• Adeegyada Muhiimka ah: Dhaqista & Kawaynta, Nadiifinta Qallalan (Dry Cleaning) ee Suudhka iyo dharka qaaliga ah.

๐Ÿงผ Adeegyada Alaabta Guriga: Nadiifinta hufan ee Roogagga, Bustayaasha, Daahyada iyo Gogosha sariiraha.

๐Ÿ‘Ÿ Daryeelka Kabaha: Nadiifinta gaarka ah ee Kabaha Ciyaaraha (Sneakers) iyo Kabaha Maqaarka ah.

๐Ÿ“ฆ Fududayn: Adeegga qaadista iyo keenista gurigaaga (Pick-up & Delivery)!

๐Ÿ”ฅ DALLACAAD GAAR AH: Ka faa'iideyso qiimo dhimis 20% OFF ah! Labbisad kaamil ah oo labbiskaaga ku daryeesha.

๐Ÿ“ž Na soo wac: 0634992355
๐Ÿ“ Halkayaga Wayn: Xarunta Wayn ee Telesom Dhinaca Midig

08/05/2026

Ku soo dhawada GS Laundry ๐Ÿงบ

Laascaanood oo laga furay Laundry Casri ah oo lagu dhaqayo dharka, kabaha, iyo roogaga oo si heer sarre ah lagugu dhaqayo. GS Laundry Waxay ku taala Telesomta weyn iyo Hotel Rayaan dhexdooda.

0634992355/0638881491

Address

Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GS Laundry posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share