21/09/2026
Macmiil hel Adeeg dheerada oo roogaga ama agabkaaga kale, waxa lagaga soo qaadayo gurigaga ama xaruntaada shaqo si free ah
Waxa kle ka taxadirnay dawada lagu maydhayo iyo nadiifinta ciida iyo timihii rooga galay inan ka saarno mashiinka ka hor
Ku hel adeegaga malin gudaheed ⏱️
Nadafada roogu waa nolasha qoyska
Qaybkamaida mahadsanid macamiil
Tell 063-8884786
📍 Hargeisa Jigjigayar
📍Masalaha Galabeed