Zoom ICT

Zoom ICT Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Zoom ICT, ALI GOBANIMO BUSINESS CENTER, Hargeisa.

Ecommerce System Horumarinta Ganacsigaaga 🛒Ma leedahay ganacsi? Ma rabtaa inaad si fudud u gaarto macaamiil badan? Ecomm...
22/03/2025

Ecommerce System Horumarinta Ganacsigaaga 🛒

Ma leedahay ganacsi? Ma rabtaa inaad si fudud u gaarto macaamiil badan? Ecommerce System-ku waa xalka ugu fiican! ✅📦💻

✔️ Website casri ah oo fudud in la isticmaalo
✔️ Nidaam lacag-bixin oo ammaan ah (E-payment)
✔️ Maareyn sahlan oo badeecadahaaga ah
✔️ Warbixino & xogta alaabtada si aad kor ugu qaaddo iibka

Hadda bilow ecommerce!
Haddii aad u baahan tahay talo, naqshad ama dhisidda system ecommerce oo dhammeystiran, nala soo xiriir! 📩✨

📞 Tel: 63 4273714
📧 Email: [email protected]

𝐐𝐈𝐈𝐌𝐀 𝐃𝐇𝐈𝐌𝐈𝐒 𝟒𝟎% – RamadaankaNidaamka Maamulida gadiidka (Car rental Management System)Nidaamka Maamulida gadiidka waa s...
09/03/2025

𝐐𝐈𝐈𝐌𝐀 𝐃𝐇𝐈𝐌𝐈𝐒 𝟒𝟎% – Ramadaanka
Nidaamka Maamulida gadiidka (Car rental Management System)
Nidaamka Maamulida gadiidka waa software casri ah oo loogu talagalay in lagu maamulo kiraynta gadiidka raaxada(car rental).

Nalasoo xariir
📞 Tel: 63 4273714
📧 Email: [email protected]

Address

ALI GOBANIMO BUSINESS CENTER
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zoom ICT posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share