Dhusamareb Laundry

Dhusamareb Laundry Dhusamareb laundry and dry clean Waxaad ka helaysaa

Dhaqida dharka raga
Dhaqida dharka dumarka
Dhaqida roogaga

Jimco Mubarak Dhaqidda dharka ferenta dharka oo dag dag ah   waa muhimadena hada keen hada khado macamil    .best.laundr...
30/05/2025

Jimco Mubarak

Dhaqidda dharka ferenta dharka oo dag dag ah waa muhimadena hada keen hada khado macamil


.best.laundry

21/05/2025

Waxaan ku faraxsanahay in aan u adeegno bulshada caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb ku nool waxaan maanta u shaqeynay oo ah wiil caan ka ah baraha bushada waxa owna la dhacay deega aan u qabanay

Dhusamareb Laundry waxay markasta diyar u tahay Qancinta bulshada iyo adeeg hufan oo tayo sare leh iyo dag dagsiimo

02/05/2025
19/08/2024

Shiine Culay oo ka mid ah dadka caanka ka ah gayiga soomaalida ayaa ka mid noqoday Macaamiisha loogu adegay Dhusamareb Laundry waxuu ka mahadcaliyay shaqada loo qabtay

Dhusamareb Laundry ku soo Dhawaada

15/08/2024

Nimcaan Hilaac oo ka mid ah fanaan gayiga somalia si aad ah looga yaqaan ayaan ka mid noqoday Macaamiisha loo adegay kuwaaso u yimid xaflada 14 august, Waxa ow ka mahad caliyay sida wanaagsan ee loogu adeegay

Ku soo dhawaada Dhusamareb Laundry and dry clean Markasta waxaa diyaar u nahay Qancinta dadweynaha waxaana diyaar kuu ah adeeg tayo leh iyo dag dagsimo

Waxii Faah faahin ah kala soo xariir
📞 +252616686293
61 6686293

13/08/2024

Dhusamareb Laundry Waxay idiin sameeyeen Qiima dhimis balaaran Munaasabada Sanadguurada 18 aad ee aasaaska Galmudug Qiima dhimistaan waa 30% Ha moogaan

Dhusamareb laundry and dry clean Waxaad ka helaysaa

Dhaqida dharka raga
Dhaqida dharka dumarka
Dhaqida roogaga

02/08/2024

Ku soo dhawaada Dhusamareb Laundry

Hadii aad shalay suudadka dhaqistooda aad xamar u aadi jirtay waxaa laguugu keenay adegaas Magaalada Dhuusamareeb safar dambe iska iloow Dhusamareb Laundry and dry clean ayaa kaa haqabtiraysa baahidaas

Adeegyada kale ee kuugu diyaarka ah waxaan ka mid ah dhaqista dharka rag iyo dumarka dhaqista roogaga feerada dharka oo hab casri ah laguugi feeren doono dhar nadiif ah iyo tayo la hubo Dhuusamareeb Laundry ugu imaw

Waxii Faah faahin ah kala soo xariir
0616686293
0622622655

23/07/2024

Dhusamareb Laundry Ha moogaan

Address

Dayax, Baar-bangeele
Dhuusamarreeb
252

Opening Hours

Monday 08:30 - 22:00
Tuesday 08:30 - 22:00
Wednesday 08:30 - 22:00
Thursday 08:30 - 22:00
Friday 16:00 - 22:00
Saturday 08:30 - 22:00
Sunday 08:30 - 22:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhusamareb Laundry posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category