07/10/2025
Waxaan ka xumahay taariikhda madow ee majeerteen siciid cabdilahi dani usoo hoyiyay hishiika ah in dhulbahante iyo warsangari laguduulo dhulkiisa iyo midnimadiisa waa taariikh madow majeerteen buuga ugalshay lkn waxayn iska idhatiray awooda waqooyi bari inay ubabac dhigikarto dowladaha dabada kawada siciid dani iyo ciro bari aan sugno fashilka uu ugaystay punland siciid dani