Mannol P/L Somalia

Mannol P/L Somalia SAFE OIL SUPPLY MANNOL P/L SOMALIA

Safe Oil Supply was established in Puntland Somalia in January 2017, with the objective of importing MANNOL oils, Ester products, and high-quality engine care supplies.

Mannol Classic 10w-40
23/05/2026

Mannol Classic 10w-40

21/05/2026

MANNOL Diesel Jet Cleaner waa nadiifiye awood badan oo loogu talagalay nidaamka shidaalka diesel-ka. Waxay si wax ku ool ah u nadiifisaa injectors-ka iyo fuel system-ka, iyadoo hagaajisa awoodda matoorka iyo isticmaalka shidaalka.

πŸ”§ Faa’iidooyinka:
βœ”οΈ Nadiifiya injectors-ka iyo fuel system-ka
βœ”οΈ Hagaajiya awoodda iyo shaqada matoorka
βœ”οΈ Yareeya qiiqa iyo gariirka
βœ”οΈ Ka caawiya dhimista isticmaalka shidaalka

πŸš› Ku habboon dhammaan matoorada diesel-ka si ay u noqdaan kuwo nadiif ah oo si hufan u shaqeeya.

πŸ“ž Nala Soo Xiriir Hadda:
πŸ“ Bosaso: 0907975860
πŸ“ Gorawe: 0907847515
πŸ“ Galkacyo: 0907535240

βœ… Daryeel matoorkaaga diesel-ka – Dooro MANNOL Diesel Jet Cleaner maanta!

MANNOL Brake Fluid DOT-4 waa dareere brake oo tayo sare leh, loona sameeyay nidaamyada bareegga iyo clutch-ka ee casriga...
19/05/2026

MANNOL Brake Fluid DOT-4 waa dareere brake oo tayo sare leh, loona sameeyay nidaamyada bareegga iyo clutch-ka ee casriga ah. Waxay bixisaa badbaado sare iyo jawaab degdeg ah xitaa marka heerkulku sareeyo.

πŸ”§ Faa’iidooyinka:
βœ”οΈ Waxqabad sare oo bareegga ah
βœ”οΈ Ka hortag kulaylka iyo uumiga (v***r lock)
βœ”οΈ Ilaalin nidaamka brake-ga iyo clutch-ka
βœ”οΈ Ku habboon baabuurta casriga ah

πŸš— Hubi in gaarigaagu leeyahay bareeg ammaan ah oo lagu kalsoonaan karo mar walba.

πŸ“ž Nala Soo Xiriir Hadda:
πŸ“ Bosaso: 0907975860
πŸ“ Gorawe: 0907847515
πŸ“ Galkacyo: 0907535240

⚑ Badbaadi nidaamka korontada gaarigaaga adigoo isticmaalaya ATN 20A FUSE – fuse tayo sare leh oo loogu talagalay ilaali...
17/05/2026

⚑ Badbaadi nidaamka korontada gaarigaaga adigoo isticmaalaya ATN 20A FUSE – fuse tayo sare leh oo loogu talagalay ilaalin iyo shaqo sax ah.

πŸš— Haddii aad rabto in gaarigaagu uusan la kulmin dhibaatooyin koronto sida gubasho fuse joogto ah ama cilad short circuit, fuse-kan waa doorashafa saxda ah.

πŸ”§ Faa’iidooyinka:
βœ… Ka hortagaya waxyeellada koronto (electrical damage)
βœ… Si degdeg ah uga jawaaba marka culays xad-dhaaf ah yimaado.
βœ… Ku habboon 20A systems kala duwan
βœ… Ka caawiya ilaalinta qalabka gaarigaaga

πŸ’‘ SCT ATN 9531 20A FUSE wuxuu kaa caawinayaa in nidaamka korontada gaarigaagu ahaado mid deggan oo ammaan ah, xitaa marka isticmaalka badan jiro.

πŸ“ž Contact Numbers:
πŸ“ Bosaso: 0907975860
πŸ“ Gorawe: 0907847515
πŸ“ Galkacyo: 0907535240

πŸ“ Location: Puntland, Somalia

πŸ‘‰ Nala soo xiriir maanta si aad u hesho SCT original products.

⚑ Ma la kulantay fuse gubta ama koronto googo’da oo saameysa gaarigaaga ama qalabkaaga? SCT ATN 9508 10A FUSE waa fuse t...
14/05/2026

⚑ Ma la kulantay fuse gubta ama koronto googo’da oo saameysa gaarigaaga ama qalabkaaga? SCT ATN 9508 10A FUSE waa fuse tayo sare leh oo loogu talagalay badbaado iyo shaqo deggan.

βœ… Waxay ka ilaalisaa korontada overload iyo short circuit
βœ… Waxay bixisaa xiriir koronto oo ammaan ah
βœ… Tayo sare leh oo cimri dheer
βœ… Ku habboon baabuurta iyo qalabka korontada
βœ… Rakibid fudud iyo shaqo lagu kalsoonaan karo

πŸ’‘ SCT ATN 9508 10A FUSE waxaa si gaar ah loogu talagalay in uu ilaaliyo nidaamka korontada gaarigaaga si uu u shaqeeyo si deggan oo ammaan ah.

πŸš— Haddii aad rabto fuse original ah oo tayo leh, dooro SCT ATN 9508 10A FUSE.

πŸ“ž Contact Numbers:
πŸ“ Bosaso: 0907975860
πŸ“ Gorawe: 0907847515
πŸ“ Galkacyo: 0907535240

πŸ“ Location: Puntland, Somalia

πŸ‘‰ Nala soo xiriir maanta si aad u hesho SCT original products.

MANNOL CLASSIC 10W-40 waa saliid matoor oo Semi-Synthetic ah oo bixisa ilaalin sare iyo waxqabad deggan dhammaan xaalada...
10/05/2026

MANNOL CLASSIC 10W-40 waa saliid matoor oo Semi-Synthetic ah oo bixisa ilaalin sare iyo waxqabad deggan dhammaan xaaladaha wadista. Waxay ku habboon tahay baabuurta petrol, iyadoo ka caawisa matoorka inuu shaqeeyo si hufan oo waarta.

πŸ”§ Faa’iidooyinka:
βœ”οΈ Ilaalin xooggan oo ka hortagta daxalka matoorka
βœ”οΈ Waxqabad fiican xilliga kuleylka iyo qabowga
βœ”οΈ Yareyso wasakhda iyo carbon-ka
βœ”οΈ Ka caawisa matoorka inuu si deggan u shaqeeyo

πŸš— Ku habboon baabuurta isticmaalka maalinlaha ah iyo kuwa shaqada labadaba.

πŸ“ž Nala Soo Xiriir Hadda:
πŸ“ Bosaso: 0907975860
πŸ“ Gorawe: 0907847515
πŸ“ Galkacyo: 0907535240

βœ… Dooro MANNOL CLASSIC 10W-40 – Ilaalinta ugu fiican ee matoorkaaga.

MANNOL Catalytic System Cleaner 9201 waa dareere nadiifiye ah oo loogu talagalay nadiifinta catalytic converter-ka iyo n...
07/05/2026

MANNOL Catalytic System Cleaner 9201 waa dareere nadiifiye ah oo loogu talagalay nadiifinta catalytic converter-ka iyo nidaamka shidaalka. Waxay ka caawisaa yareynta qiiqa, hagaajinta waxqabadka matoorka iyo isticmaalka shidaalka.

πŸ”§ Faa’iidooyinka:
βœ”οΈ Nadiifiya catalytic system-ka iyo fuel system-ka
βœ”οΈ Yareeya qiiqa iyo wasakhda
βœ”οΈ Hagaajiya awoodda matoorka
βœ”οΈ Ka caawiya dhimista isticmaalka shidaalka

πŸš— Ku habboon baabuurta petrol-ka si ay u shaqeeyaan si nadiif ah oo hufan.

πŸ“ž Nala Soo Xiriir Hadda:
πŸ“ Bosaso: 0907975860
πŸ“ Gorawe: 0907847515
πŸ“ Galkacyo: 0907535240

βœ… Nadiifi oo daryeel gaarigaaga oo dooro MANNOL Catalytic System Cleaner 9201.

05/05/2026
03/05/2026

Matoorkaaga ma dareemayaa culays, shidaal badanna ma cunayaa?
MANNOL Injector Cleaner waa nadiifiye casri ah oo loogu talagalay fuel system-ka baabuurta petrol-ka (MPI, GDI & carburetor).

βœ… Si degdeg ah u nadiifiya injectors-ka & nozzles-ka
βœ… Ka saara carbon deposits, wasakh & dufan
βœ… Hagaajiya gubashada shidaalka πŸ”₯
βœ… Yareeya gariirka & dhibaatooyinka acceleration-ka
βœ… Kordhiya awoodda matoorka πŸ’ͺ
βœ… Yareeya isticmaalka shidaalka β›½
βœ… Ilaaliya fuel system-ka kana hortaga miridhku
βœ… Ku habboon gawaarida leh catalytic converter

πŸ› οΈ Sida loo isticmaalo:
πŸ‘‰ Ku shub taangiga ka hor intaadan shidaal buuxin
πŸ‘‰ 250ml ku dar 50 litir oo petrol ah
πŸ‘‰ Haddii wasakh badan jirto, ku celi isticmaalka kadib markaad bedesho fuel filter

πŸ“ž Nala soo xiriir / Dalbo hadda:
Bosaso: 0907975860
Gorawe: 0907847515
Galkacyo: 0907535240

πŸ“ Location: Puntland, Somalia

πŸ”₯ Ka dhig gaarigaaga mid nadiif ah oo awood leh – Dooro MANNOL Injector Cleaner! πŸ’ͺπŸš€

MANNOL ATF CVT waa saliid gaar ah oo loogu talagalay gearbox-yada CVT (Continuously Variable Transmission). Waxay bixisa...
02/05/2026

MANNOL ATF CVT waa saliid gaar ah oo loogu talagalay gearbox-yada CVT (Continuously Variable Transmission). Waxay bixisaa wareeg siman, ilaalin sare iyo waxqabad joogto ah si gaarigaagu u noqdo mid si fiican u shaqeeya.

πŸ”§ Faa’iidooyinka:
βœ”οΈ Wareeg jilicsan oo aan kala go’ lahayn (smooth shifting)
βœ”οΈ Ilaalin sare oo ka hortagta xirashada gearbox-ka
βœ”οΈ Ka hortag kulaylka xad-dhaafka ah
βœ”οΈ Cimri dheer oo transmission-ka ah

πŸš— Ku habboon baabuurta casriga ah ee leh CVT transmission sida Toyota, Nissan, Honda iyo kuwo kale.

πŸ“ž Nala Soo Xiriir Hadda:
πŸ“ Bosaso: 0907975860
πŸ“ Gorawe: 0907847515
πŸ“ Galkacyo: 0907535240

MANNOL Universal 80W-90 GL-4  waa saliid gear oil ah oo tayo sare leh, loona isticmaalo gearbox-yada iyo nidaamyada gudb...
28/04/2026

MANNOL Universal 80W-90 GL-4 waa saliid gear oil ah oo tayo sare leh, loona isticmaalo gearbox-yada iyo nidaamyada gudbinta ee u baahan heerka GL-4. Waxay bixisaa ilaalin wanaagsan iyo shaqo deggan xaalado kala duwan.

πŸ”§ Faa’iidooyinka:
βœ”οΈ Ilaalin fiican oo ka hortagta in uu xirmo gear-ku
βœ”οΈ Waxay yareysaa buuqa iyo gariirka
βœ”οΈ Waxqabad deggan xilliga kuleylka iyo qabowga
βœ”οΈ Ku habboon baabuurta caadiga ah iyo kuwa shaqada.

πŸ“ž Nala Soo Xiriir Hadda:
πŸ“ Bosaso: 0907975860
πŸ“ Gorawe: 0907847515
πŸ“ Galkacyo: 0907535240

βœ… Ilaali gear-kaaga – Dooro MANNOL Universal 80W-90 GL-4.

Address

Boosaaso
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mannol P/L Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mannol P/L Somalia:

Share