Skyway Cleaning Company

Skyway Cleaning Company Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Skyway Cleaning Company, Cleaning service, shek saoadiin, hamar weyne, Mogadishu.

Skyway Cleaning Company provides specialized cleaning services for airports, ports, and airplanes, ensuring high standards of hygiene, safety, and efficiency while creating clean, welcoming environments.

26/08/2026

skyway cleaning is somali's leading cleaning company

Hambalyo mohamed ali hussein oo ku guuleestay saadaalinta kulankii finalia PSG V ASTON VILLA
14/08/2026

Hambalyo mohamed ali hussein oo ku guuleestay saadaalinta kulankii finalia PSG V ASTON VILLA

ku Guuleyso $10 oo saadaali Kulanka Weyn ee PSG VS ASTONVILLA oo uu garsoori doono Garsoore Omar artan.Abaalmarinta waxa...
12/08/2026

ku Guuleyso $10 oo saadaali Kulanka Weyn ee PSG VS ASTONVILLA oo uu garsoori doono Garsoore Omar artan.
Abaalmarinta waxa ku guleysan doono qofka ugu horreya ee sadaaliya sido kalena shuruudaha buuxiya. Nasiib Wacan!
Shuruudaha :
Follow dheh page-ka
Share gareey post-ga
Like-na saar


Kooxdayda qaaliga ah,Maanta, anagoo ku faanayna taariikhdeenna, ayaan u dabaaldegaynaa Maalinta Xorriyadda Soomaaliya, t...
01/07/2026

Kooxdayda qaaliga ah,

Maanta, anagoo ku faanayna taariikhdeenna, ayaan u dabaaldegaynaa Maalinta Xorriyadda Soomaaliya, taas oo ah xusuus xooggan oo ku saabsan adkaysiga, midnimada, iyo mustaqbalka aynu wadaagno ee qarankeenna.

Inta aynu xusayno munaasabaddan taariikhiga ah, waxaan jeclaan lahaa inaan fursaddan uga faa'iidaysto inaan idiinku muujiyo mahadnaqayga dhabta ah ee ku aaddan shaqadiinna adag iyo dadaalkiinna joogtada ah. Dadaalkiinna aad ku bixisaan soo bandhigista natiijooyin aad u nadiif ah iyo ilaalinta heerarka ugu sarreeya ee adeegga ayaa ah awoodda dhabta ah ee ka dambaysa guusheenna.

Waxaan idiin rajaynayaa idinka iyo qoysaskiinnaba Maalin Xorriyadeed oo sharaf, nabad, iyo farxad leh.

Ahmed Mohamed
Operations Manager, Skyway Cleaning

Shirkadda Skyway Cleaning waxay idiin rajaynaysaa munaasabad farxadeed oo ku aaddan 1-da Luulyo!Maanta, anagoo ku faanay...
01/07/2026

Shirkadda Skyway Cleaning waxay idiin rajaynaysaa munaasabad farxadeed oo ku aaddan 1-da Luulyo!

Maanta, anagoo ku faanayna taariikhdeenna, ayaan u dabaaldegaynaa awoodda, adkaysiga, iyo midnimada qarankeenna weyn. Inta aynu xusayno taariikhdeenna quruxda badan, aynu sii wadno wada-shaqaynta si aynu u dhisno mustaqbal ifaya, nadiif ah, oo barwaaqo u leh bulshooyinkeenna.

Waxaanu u rajaynaynaa dhammaan macaamiisheena qaaliga ah, howlwaddeenadeena daacadda ah, iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, Maalin Xorriyadeed oo farxad, nabad, iyo sharaf leh!

Hambalyo 1-da Luulyo! 🇸🇴

Hambalyo dhamaan umadda soomaaliyeed 66 guurada ka soo wareegatay xurnimada qaranka soomaaliyeed iyo midowga goboladda w...
25/06/2026

Hambalyo dhamaan umadda soomaaliyeed 66 guurada ka soo wareegatay xurnimada qaranka soomaaliyeed iyo midowga goboladda waqooyi iyo kuwa koonfureed

Shirkadda skyway waxa eey idiin rajayneysaa jimco wanaagsan
19/06/2026

Shirkadda skyway waxa eey idiin rajayneysaa jimco wanaagsan

Skyway Cleaning waxay ka qayb gashay booqashada CAPSCA ee Garoonka Aden Adde iyo tababar 4 maalmood socday oo lagu xooji...
18/06/2026

Skyway Cleaning waxay ka qayb gashay booqashada CAPSCA ee Garoonka Aden Adde iyo tababar 4 maalmood socday oo lagu xoojinayay diyaar-garowga caafimaadka, badbaadada, iyo ka jawaabista xaaladaha degdegga ah ee garoonka.

Wishing our clients, partners, and community a beautifully blessed Eid-ul-Adha. May this occasion grant you strength and...
26/05/2026

Wishing our clients, partners, and community a beautifully blessed Eid-ul-Adha. May this occasion grant you strength and bring you closer to all your goals!

Maamulka iyo Shaqaalaha Shirkadda Skyway Cleaning Company LTD waxay dhammaan asxaabta, macaamiisha, iyo umadda Soomaaliyeed uga rajeynayaan munaasibadda Ciidul Adxa barwaaqo, nabad, iyo caafimaad.

Ciid Mubarak, Kullu Caam Wa Antum Bi-Khair!

Address

Shek Saoadiin, Hamar Weyne
Mogadishu
25261

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Skyway Cleaning Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share