Naaji laundry and dry clean

Naaji laundry and dry clean NAAJI LAUNDRY AND DRY CLEAN waa shirkad bixisa adeegyada nadaafeynta dharka nooc yadooda kala duwan.

waxaansa dadka kaga duwanahay soo qadida iyo geeyntaba waa free delivery gurigaga ayaa lagaga qaada laguguna soo celina.

لا تنسوا دعاء قبل الافطار :
15/04/2021

لا تنسوا دعاء قبل الافطار :

✿        ﷽         "تهنئة خاصة"    "يسرني ان اتقدم إليكم"  باصدق التهاني  بمناسبة "  "حلول شهر رمضان المبارك" سائلا المو...
13/04/2021

✿ ﷽
"تهنئة خاصة"
"يسرني ان اتقدم إليكم"
باصدق التهاني بمناسبة "
"حلول شهر رمضان المبارك"
سائلا المولى العلي القدير "
ان يجعل ايامكم كلها افراح"
"وأن يعيده عليكم أعواما"
"عديدة وازمنة مديدة"
انه سميع مجيب"
الدعاء
مبارك عليكم شهر رمضان
وكل عام وأنتم بخير
ان سبقتموني فانتم الكرماء أبناء الكرماء و ان سبقتكم فمنكم تعلمت تهنئة الاعزاء والاصدقاء نحن لا نرسل لمن نعيش معهم بل نرسل لمن يصعب علينا العيش بدونهم ، فاسال الله العظيم رب العرش الكريم ان يبلغكم رمضان وانتم في احسن وافضل حال 🌹

Iskaabulo ma tahay? maku rafaday nadafeynta dharka? maka caajista xilliyada qaar? ma u weysan tahay waqti?naaji laundry ...
04/06/2020

Iskaabulo ma tahay?
maku rafaday nadafeynta dharka?
maka caajista xilliyada qaar?
ma u weysan tahay waqti?
naaji laundry wuxuu xaliyay dhibatadadi. kaliya dhiibo $25 bishii oo 4 jeer halagu dhaqo hana lagu feerayo adigoo aan gurigaga ka tagin ayadoo 1-ki mar lagu dhaqayo 7 shaati/funanad iyo 7 surwaal/khamiis.
wixii faafaahin ah nagala soo xiriir 614461514/612502080/622502080.

Jummca Mubarak
04/06/2020

Jummca Mubarak

Qaar ka mid wax yaabaha aan u isticmaalno si dharkaga u noqdaan nadiif carfaaya kuna raaxeysatoContact us:612502080/6225...
19/11/2019

Qaar ka mid wax yaabaha aan u isticmaalno si dharkaga u noqdaan nadiif carfaaya kuna raaxeysato
Contact us:612502080/622502080 ama S.media
"WE ARE NOT THE ONLY ONES BUT WE ARE THE BEST"

jumca mubarak dhamaan macmiisheena
25/10/2019

jumca mubarak dhamaan macmiisheena

Xaliyaha Dhibaatadada dhar nadiifin.ma ubaahan tahay in lagu dhaqo lana feereeyo dharkaga adigoo is dhibin kaliya wac na...
24/10/2019

Xaliyaha Dhibaatadada dhar nadiifin.
ma ubaahan tahay in lagu dhaqo lana feereeyo dharkaga adigoo is dhibin kaliya wac naaji laundry and dryclean waxan kugu iman doono goobtada si aan kaga qaadno dharka kuguna soo nadiifino isla goobtadana kugu soo celino . Si free delivery ah.
"Subaxii halaga qaado galabki halagu soo celiyo, galabkii halaga qaado subaxiina halagu soo celiyo"
wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir Dhanka fariimaha ama numberka: 612502080/622502080
xarunteena waxay ku dhagan tahay masaajidka Saxaaba , wadada digfeer ,mogadisho

ku soo biir macmiisha  naaji laundry and dry clean oo halagu adeego adigoo gurigaga ama goobtada shaqo jooga.adeegyada a...
23/10/2019

ku soo biir macmiisha naaji laundry and dry clean oo halagu adeego adigoo gurigaga ama goobtada shaqo jooga.
adeegyada aan qabana iyo qidmada dhamaan hoos ayay ku xusan yihiin.
wixii faahfaahin dheeri ah nagala soo xiriir: 612502080/622502080
"لسنا الوحيدين ، لكننا الأفضل"
" We are not the only ones, but we are the best "

Naaji laundry and dry clean waxa uu ku shaqeey naya adigoon ka bixin gurigaga in lagu dhaqo laguna feereeyo dharka dibna...
13/10/2019

Naaji laundry and dry clean waxa uu ku shaqeey naya adigoon ka bixin gurigaga in lagu dhaqo laguna feereeyo dharka dibna lagugu soo celiyo gurigaga waliba ayadoon laga qaadeyn qidmada delivery 📦
Wixii faahfaahin dheeri ah nagala soo xir 612502080/622502080

Iskaabulo ma tahay?  maku rafaday nadafeynta dharka? maka caajista xilliyada qaar? ma u weysan tahay waqti?naaji laundry...
09/10/2019

Iskaabulo ma tahay? maku rafaday nadafeynta dharka? maka caajista xilliyada qaar? ma u weysan tahay waqti?
naaji laundry wuxuu xaliyay dhibatadadi. kaliya dhiibo $25 bishii oo 4 jeer halagu dhaqo hana lagu feerayo adigoo aan gurigaga ka tagin ayadoo 1-ki mar lagu dhaqayo 7 shaati/funanad iyo 7 surwaal/khamiis.
wixii faafaahin ah nagala soo xiriir 615591546/612502080/622502080.

jumca mubaarak dhamaan macmiisheena sharafta leh.ka mid noqo asxbta ku xiran pagekeena.
04/10/2019

jumca mubaarak dhamaan macmiisheena sharafta leh.
ka mid noqo asxbta ku xiran pagekeena.

Address

Hodan District
Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naaji laundry and dry clean posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category