29/09/2026
Hadii aad tahay xirfadle khibrad uleh feereynta dharka si wanaagsan Shirkadda Shahdi Laundry waxey kuu heysaa fursad 2 boos oo shaqa ah waqtiga waa xadidan yahy nagala soo xiriir 61 6533444