12/06/2026
waxaan u baahanahay boodh shirkadda zack cleaner multiservice aad ku xayaysiinaysid adeegyada ay qabato adigoo adeeg walba iyo sawirantiisa ku muujinaya faahfaahina uga dhigaya in lagu xidhnaado shirkadda
adeegyada
nadiifinta taangiyada
nadiifinta guryaha
nadiifinta goobaha ganacsi
buufinta cayayanka
call us kana waxa aad ka dhigaysaa
63-4447685
sawirka ninkana ku dar adigoo backgroundka ka reebaya meel ku haboona dhig