01/05/2025
KHAMIIS KUGU HABOON ADIGA! | JEERI TAILOR
๐ฉ Khamiiska kugu habboon adiga oo kuu gaar ah
Xilliyada gaarka ah, u labiso si sharaf leh adigoo xiran
Khamiisyo tayo sare leh oo si xirfad leh loo tolayโฆ maxaa yeelay adigu waxaad mudan tahay kaliya kan ugu wanaagsan uguna quruxda badan.
Nagusoo booqo Xarunteena:
๐ Goolada Sare ee Jig-jiga Yar โ Hargeysa
ama Nagala soo xiriir lambarka:
๐ La xiriir: +252634063570
๐งต Jeeri Tailor โ Quruxda ayaa halkan ka bilaabata.
#