Shirkadda Nadiif Cleaning Company

Call Website Contact the business

Shirkadda Nadiif Cleaning Company Shirkadda Nadiif, waa shirkad ka shaqaysa dhammaanba adeegyada nadaafada sida; Nadiifinta goobaha sh

🚨 FURSAD SHAQO 🚨Nadiif Cleaning Company waxay raadinaysaa Gabadh Cunto Karin Guri πŸ‘©β€πŸ³πŸ βœ… Qof khibrad u leh cunto karintaβœ…...
28/09/2026

🚨 FURSAD SHAQO 🚨
Nadiif Cleaning Company waxay raadinaysaa Gabadh Cunto Karin Guri πŸ‘©β€πŸ³πŸ 
βœ… Qof khibrad u leh cunto karinta
βœ… H**e ugu soo shaqeysay guri
βœ… Diyaar u ah shaqo deggen
πŸ“ Xafadu waa 150-ka qaalib
πŸ‘¨β€πŸ‘©β€πŸ‘§ Dadka guriga: 10 qof
πŸ’΅ Mushahar: waa $80 bishii
πŸ“ž Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh:
511680//0636383297 // 0633901761

πŸ“’ FURSAD SHAQO – MAHERAD FAST FOOD! πŸ‘©β€πŸ³πŸ‘¨β€πŸ³Ma leedahay khibrad shaqo oo Fast Food ah? πŸ”πŸ₯ͺHaddii aad h**e uga soo shaqaysay...
23/09/2026

πŸ“’ FURSAD SHAQO – MAHERAD FAST FOOD! πŸ‘©β€πŸ³πŸ‘¨β€πŸ³
Ma leedahay khibrad shaqo oo Fast Food ah? πŸ”πŸ₯ͺ
Haddii aad h**e uga soo shaqaysay maherad Fast Food ah oo aad si fiican u taqaan:
πŸ₯Ÿ Samaynta Sambuuska
πŸ₯ž Samaynta Qureecda
πŸ₯ͺ Samaynta Sandwich-ka
β˜• Samaynta Shaaha
🎯 Waxaan kuu haynaa fursad shaqo!
βœ… Khibrad h**e waa shardi
πŸ’° Mushahar: $130 bishii
πŸ“ Goobta shaqadu: Jijigayar, Jamacada UDHOW ADMAS
Haddii aad leedahay khibradda loo baahan yahay oo aad danaynayso fursaddan, nala soo xiriir maanta!
πŸ“ž Line Call: 511680
πŸ“± WhatsApp: +252 63 6383297
🏒 Xafiiska: Bootaan Building, u dhow Dhakhtarka Gargaar
Nadiif Cleaning Company – Fursadda shaqo adiga ayay kuu dhowdahay! πŸ’™

πŸ“’ FURSAD SHAQO OO DEGDEG AHNadiif Cleaning Company waxay kuu haysaa fursad shaqo oo ku habboon qof shaqo raadinaya. πŸ§Ήβœ¨πŸ‘© ...
19/09/2026

πŸ“’ FURSAD SHAQO OO DEGDEG AH
Nadiif Cleaning Company waxay kuu haysaa fursad shaqo oo ku habboon qof shaqo raadinaya. 🧹✨
πŸ‘© Shaqada: waa guri
πŸ“ Xaafadda: Ex kantrool
🏠 Shaqadu: Isku-jir
πŸ‘₯ Tirada dadka: 3 qof
πŸ›οΈ Guriga: 4 qol
πŸ’° Mushaharka: $70
Haddii aad tahay qof daacad ah, shaqo jecel, nadaafadda yaqaan oo masuuliyad leh, fursaddan ha seegin.
πŸ“ž Line Call: 511680
πŸ“± WhatsApp: +252 063 6383297
πŸ“ Xafiiska: Bootaan Building, U dhow Dhakhtarka Gargaar
Nadiif Cleaning Company – Nadiifnimadu waa nolol. 🧹✨

πŸ“’ FURSAD SHAQO OO DEGDEG AHNadiif Cleaning Company waxay kuu haysaa fursad shaqo oo ku habboon qof shaqo raadinaya. πŸ§Ήβœ¨πŸ‘© ...
19/09/2026

πŸ“’ FURSAD SHAQO OO DEGDEG AH
Nadiif Cleaning Company waxay kuu haysaa fursad shaqo oo ku habboon qof shaqo raadinaya. 🧹✨
πŸ‘© Shaqada: waa guri
πŸ“ Xaafadda: Magaalo Jimcaale
🏠 Shaqadu: Isku-jir
πŸ‘₯ Tirada dadka: 3 qof
πŸ›οΈ Guriga: 4 qol
πŸ’° Mushaharka: $80
Haddii aad tahay qof daacad ah, shaqo jecel, nadaafadda yaqaan oo masuuliyad leh, fursaddan ha seegin.
πŸ“ž Line Call: 511680
πŸ“± WhatsApp: +252 063 6383297
πŸ“ Xafiiska: Bootaan Building, U dhow Dhakhtarka Gargaar
Nadiif Cleaning Company – Nadiifnimadu waa nolol. 🧹✨

Waxaan farxad, sharaf iyo fursad weyn u aragnaa in Nadiif Cleaning Company ay qayb muhiim ah ka tahay Shirweynaha Ganacs...
17/09/2026

Waxaan farxad, sharaf iyo fursad weyn u aragnaa in Nadiif Cleaning Company ay qayb muhiim ah ka tahay Shirweynaha Ganacsatada Yaryar, Kuwa Dhexe iyo Iskaashatooyinka, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Somaliland.
Shirweynahan oo soconaya muddo laba maalmood ah, ayaa isu keenaya ganacsatada iyo daneeyayaasha kala duwan, si looga wada hadlo horumarinta ganacsiga, fursadaha jira iyo sidii loo xoojin lahaa kaalinta ganacsatada ee horumarka dalka.
Maanta oo ah maalintii labaad ee shirweynaha, Nadiif Cleaning Company waxay si buuxda uga qayb qaadanaysaa munaasabadda, iyadoo soo bandhigaysa adeegyada, waayo-aragnimada iyo kaalinta ay shirkaddu ka qaadato shaqo-abuurka iyo horumarinta adeegyada nadaafadda.
Waxaan ku faraxsanahay inaan qayb ka noqonno madashan qiimaha badan, waxaana u mahadcelinaynaa Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland Somaliland fursaddan muhiimka ah.
Shirkadda Nadiif Cleaning Company xoyga , isku xidhka shaqo doonka iyo loo shaqeeyaha

14/09/2026

🚨 8 FURSADOOD OO SHAQO GURI AH OO BANNaan! πŸ’ΌπŸ”₯
Shaqo ma raadinaysaa? Ha seegin fursaddan! πŸ‘‡
🍳 Cunto-karin β€” $100
🧹 Shaqo isku-jir ah β€” $70
πŸ‘§πŸ‘¦ Daryeel carruur β€” $70
πŸ“ Jig-jigyar | Xero Awr | Ex-Kantaroolka
🌟 Shaqo la’aanta maanta ka bax, fursaddaada maanta dalbo!
πŸ“ž 511680
πŸ“± WhatsApp: +252 63 6383297



🚨 SHAQO MA RAADINAYSAA? FURSADDAN HA SEEGIN!Nadiif Cleaning Company waxay haysaa 3 fursadood oo shaqo oo loogu baahan ya...
08/09/2026

🚨 SHAQO MA RAADINAYSAA? FURSADDAN HA SEEGIN!
Nadiif Cleaning Company waxay haysaa 3 fursadood oo shaqo oo loogu baahan yahay shaqaale diyaar u ah inay shaqeeyaan oo dakhli helaan. πŸ’™
πŸ“ 1. Masalaha
πŸ‘₯ 2 qof – 9 qof
πŸ”„ Shaqo isku-jir ah
πŸ’° Mushahar: $80
πŸ“ 2. Shacabka
πŸ‘₯ 4 qof – 4 qof
πŸ”„ Shaqo isku-jir ah
πŸ’° Mushahar: $80
πŸ“ 3. Ex-kantarool
πŸ‘₯ 3 qof
🧹 Shaqo haynta iyo daryeelka
πŸ’° Mushahar: $60
🌟 Fursad shaqo oo furan = fursad mustaqbal wanaagsan!
Haddii aad shaqo raadis tahay, ha dib dhigin. Maanta nala soo xiriir oo dalbo booska kugu habboon.
πŸ“² WhatsApp/Call: 063-6383297 | 063-3901761
☎️ 511680
πŸ“ Bootaan Building, u dhow Dhakhtarka Gargaarka
πŸ‘‰ La wadaag qof shaqo raadinaya β€” waxaa laga yaabaa in fursaddani isaga/iyada ku habboon tahay. ❀️‍πŸ”₯
Nadiif Cleaning Company
Shaqo ayaan kuu abuurnaa, mustaqbal ayaad dhisataa


🚨 3 FURSADOOD OO SHAQO OO SI DEG-DEG AH AH LOGU BAAHAN YAHAY!Ma raadinaysaa shaqo, dakhli joogto ah iyo fursad aad musta...
08/09/2026

🚨 3 FURSADOOD OO SHAQO OO SI DEG-DEG AH AH LOGU BAAHAN YAHAY!
Ma raadinaysaa shaqo, dakhli joogto ah iyo fursad aad mustaqbalkaaga ku dhisato? πŸ’™
Nadiif Cleaning Company waxay kuu haysaa 3 fursadood oo shaqo:
πŸ“ 1. Masalaha
πŸ‘₯ 2 qof – 9 qof
πŸ’° Mushahar: $80
πŸ“ 2. Shaqada guryaha / Boqol-jire
πŸ‘₯ 4 qof – 4 qof
πŸ’° Mushahar: $80
πŸ“ 3. Gantaalaha
πŸ‘₯ 10 qof – 4 qof
πŸ’° Mushahar: $100
✨ Fursado shaqo oo badan ayaa wali bannaan!
Haddii aad diyaar u tahay shaqo, ha sugin fursad kuu timaadda β€” fursaddaada maanta raadi oo codso.
πŸ“ž Nala soo xiriir: 511680 | 063-6383297 | 063-3901761
πŸ“ Bootaan Building, u dhow Dhakhtarka Gargaarka
❀️ Nadiif Cleaning Company β€” Shaqo, Dakhli & Mustaqbal Wanaagsan


.

🚨 FURSAD SHAQO OO CUSUB! 🚨Ma raadinaysaa shaqo Guri Joogid ah? πŸ πŸ’Ό Shaqo isku-jir ahπŸ‘¨β€πŸ‘©β€πŸ‘§β€πŸ‘¦ 6 qof 🏠   3 qol πŸ’°   Lacagta: ...
05/09/2026

🚨 FURSAD SHAQO OO CUSUB! 🚨
Ma raadinaysaa shaqo Guri Joogid ah? 🏠
πŸ’Ό Shaqo isku-jir ah
πŸ‘¨β€πŸ‘©β€πŸ‘§β€πŸ‘¦ 6 qof
🏠 3 qol
πŸ’° Lacagta: $100
πŸ“ž Nala soo xidhiidh hadda:
511680 | 063-6383297 | 063-3901761
πŸ“ Bootaan Building, u dhow Dhakhtarka Gargaarka
Ka faa’iidayso fursadda shaqo oo fudud, leh mushahar fiican! πŸ’™

03/09/2026

πŸ”΅ NADIIF CLEANING COMPANY
🏑 08 FURSADOOD OO SHAQO – GURI-JOOGID AH
Nadiif Cleaning Company waxay haysaa 08 fursadood oo shaqo guri-joogid ah, kuwaas oo isugu jira cunto-karin, nadaafad iyo daryeelka carruurta.
01. Cunto-karin
πŸ“ Xaafadda: Jigjiga Yar – Admas Area
🧹 Nooca shaqada: Cunto-karin kaliya
πŸ‘₯ Dadka guriga ku nool: 10 qof
πŸ’° Mushahar: $100
02. Shaqo Isku-jir ah
πŸ“ Xaafadda: Calaamadaha
🧹 Nooca shaqada: Isku-jir
πŸ‘₯ Dadka guriga ku nool: 4 qof
🏑 Tirada qolalka: 4 qol
πŸ’° Mushahar: $80
03. Shaqo Isku-jir ah
πŸ“ Xaafadda: Jigjiga Yar – Sacaad Diin
🧹 Nooca shaqada: Isku-jir
πŸ‘₯ Dadka guriga ku nool: 4 qof
🏑 Tirada qolalka: 4 qol
πŸ’° Mushahar: $80
04. Shaqo Isku-jir ah
πŸ“ Xaafadda: 150-ka
🧹 Nooca shaqada: Isku-jir
πŸ‘₯ Dadka guriga ku nool: 5 qof
🏑 Tirada qolalka: 5 qol
πŸ’° Mushahar: $90
05. Shaqo Isku-jir ah
πŸ“ Xaafadda: Sheekh Nuur ama Kilidhka
🧹 Nooca shaqada: Isku-jir
πŸ‘₯ Dadka guriga ku nool: 4 qof
🏑 Tirada qolalka: 4 qol
πŸ’° Mushahar: $80
06. Shaqo Isku-jir ah
πŸ“ Xaafadda: New Hargeysa
🧹 Nooca shaqada: Isku-jir
πŸ‘₯ Dadka guriga ku nool: 2 qof
🏑 Tirada qolalka: 4 qol
πŸ’° Mushahar: $70
07. Shaqo Isku-jir ah
πŸ“ Xaafadda: Hodan Hiilis
🧹 Nooca shaqada: Isku-jir
πŸ‘₯ Dadka guriga ku nool: 6 qof
🏑 Tirada qolalka: 5 qol
πŸ’° Mushahar: $80
08. Nadaafad
πŸ“ Xaafadda: Hodan Hiilis
🧹 Nooca shaqada: Nadaafad, masaxaad, dhar-dhaqid iyo kaawiyad
πŸ‘₯ Dadka guriga ku nool: 4 qof
🏑 Tirada qolalka: 4 qol
πŸ’° Mushahar: $50
⏰ WAKHTIGA SHAQADA
Shaqadu waa rawaxaad, waxaana la bilaabayaa 7:00 subaxnimo ilaa inta shaqadu ka dhammaanayso.
πŸ“ž SIDA LOO CODSADO
Nala soo xidhiidh si aad u codsato mid ka mid ah 08-da fursadood ee shaqo:
☎️ 511680
πŸ“ž 063-6383297 / 063-3901761
πŸ“ Hargeysa – Foqqa Bootan Building, u dhow Dhakhtar Gaar Gaar.
πŸ“± Instagram | Facebook | TikTok | WhatsApp:

πŸ”΅ NADIIF CLEANING COMPANY
Fursad shaqo waa tallaabo aad u qaaddo mustaqbal wanaagsan.

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shirkadda Nadiif Cleaning Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shirkadda Nadiif Cleaning Company:

Shortcuts

Share