MCC Loundery

MCC Loundery MCC loundery qaybtiisa cusub ee lounderyka waxuu kaso horjeeda Hotel Guureeye dabaqa 5 Star dhinaca laamiga.

Eid mubarak alla ha inaga aqbalo acmaashi wanaagsaneed ee bisha ramadaan
29/03/2025

Eid mubarak alla ha inaga aqbalo acmaashi wanaagsaneed ee bisha ramadaan

Xarunta MCC Loundery waxaay kula diyaar tahay adeeg hufan oo hadana qiima jaban oo aad ku qancayso qiimaha adeega Xarunt...
06/03/2025

Xarunta MCC Loundery waxaay kula diyaar tahay adeeg hufan oo hadana qiima jaban oo aad ku qancayso qiimaha adeega
Xarunta waxay ku taal wadada laamiga guureye isla aaga hotel guureeye dhinaca laamiga ama kala xiiriir, adeega xoogiisu delivery waa free.
904 440 044

Jumca wanaagsan..Maalintaa jimcaad aan ilaalino nadaafada nafteena iyo tan bulshadaba, MCC Loundery waxuu kula diyaar ya...
28/11/2024

Jumca wanaagsan..

Maalintaa jimcaad aan ilaalino nadaafada nafteena iyo tan bulshadaba, MCC Loundery waxuu kula diyaar yahay Adeeg huffan iyo Nadaafad dheelitiran.

Waxaad na kala soo xiriiri kartaa....

0904440044

Kawaran adeegeena tayadiisa macmiil ?Soo dhawaaw saxiib kawaran tayada adeegeena haddii uu wanaagsan yahay oo aad ku qan...
18/11/2024

Kawaran adeegeena tayadiisa macmiil ?

Soo dhawaaw saxiib kawaran tayada adeegeena haddii uu wanaagsan yahay oo aad ku qanacday fadlan u sheeg saxiibadada kale ama ehelada dhamaan.

Mahadsanid..

Address

Kaso Horjeedka_Guureeye Hotel
Garowe

Telephone

+905427146018

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MCC Loundery posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category