Mayran Cleaning Service

Mayran Cleaning Service Xafiis kashaqeeya Nadaafada(Guryaha iyo Goobaha Ganacsiga)

29/05/2026

Macmiil Mayran waxay kuu balan qaadaysaa in fadhigaaga ay kaaga dhigi doonto sida maalinki aad soo gaday.

𝗡𝗔𝗚𝗔𝗟𝗔 𝗦𝗢𝗢 𝗫𝗔𝗥𝗜𝗜𝗥 👇
📞+252907602516
📞+252905655775
📞+252905715544





22/05/2026
22/05/2026

Maalmaha qiimaha badan ee 𝗘𝗶𝗱𝘂𝗹 𝗔𝗱𝘅𝗮 awgeed wxan macamisheena usamayay qiimo dhimis Adeegyada 𝗱𝗵𝗮𝗾𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗳𝗮𝗱𝗵𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗥𝗼𝗼𝗴𝗮𝗴𝗮 kafa,iidaysi wanaagsan.

𝗡𝗔𝗚𝗔𝗟𝗔 𝗦𝗢𝗢 𝗫𝗔𝗥𝗜𝗜𝗥 👇
📞+252907602516
📞+252905655775
📞+252905715544





20/05/2026

Dhaqista fadhiyada iyo Roogaga.
Maalmaha barakaysan ee aan kujirno awgeed wxaan qiimo dhimis kusamaynay dhaqista fadhiyada iyo Roogaga kafa,iidaysi wanaagsan.

𝗡𝗔𝗚𝗔𝗟𝗔 𝗦𝗢𝗢 𝗫𝗔𝗥𝗜𝗜𝗥 👇
📞+252907602516
📞+252905655775
📞+252905715544





18/05/2026

Buufinta Cayayaanka

𝗡𝗔𝗚𝗔𝗟𝗔 𝗦𝗢𝗢 𝗫𝗔𝗥𝗜𝗜𝗥 👇
📞+252907602516
📞+252905655775
📞+252905715544





17/05/2026

Waxaan gaar lanahay 𝗞𝗵𝗶𝗯𝗿𝗮𝗱 𝗶𝘆𝗼 𝗾𝗮𝗹𝗮𝗯 𝘁𝗮𝘆𝗼 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗹𝗲𝗵.
Macmiil nala soo xariir si fadhigaaga iyo Rogaaga aan uso celino blicdoodi.

𝗡𝗔𝗚𝗔𝗟𝗔 𝗦𝗢𝗢 𝗫𝗔𝗥𝗜𝗜𝗥 👇
📞+252907602516
📞+252905655775
📞+252905715544





15/05/2026

𝗪𝗮𝗮 𝗸𝗮𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝗵𝗲𝗲𝗿𝗶 𝗮𝗱𝗶𝗴𝘂𝗻𝗮 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗻𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝗿 𝗺𝗮𝗰𝗺𝗶𝗶𝗹.

𝗡𝗔𝗚𝗔𝗟𝗔 𝗦𝗢𝗢 𝗫𝗔𝗥𝗜𝗜𝗥 👇
📞+252907602516
📞+252905655775
📞+252905715544





14/05/2026

𝙒𝙖𝙭𝙖𝙖𝙣 𝗸𝘂 𝙨𝙖𝙢𝙖𝙮𝙣𝙖𝙮 𝙦𝙞𝙞𝙢𝙤 𝙙𝙝𝙞𝙢𝙞𝙨 𝙙𝙝𝙖𝙦𝙞𝙨𝙩𝙖 𝙛𝙖𝙙𝙝𝙞𝙮𝙖𝙙𝙖 𝙞𝙮𝙤 𝙍𝙤𝙤𝙜𝙖𝙜𝙖 𝙢𝙪𝙣𝙖𝙨𝙖𝙗𝙖𝙙𝙖 𝘾𝙞𝙞𝙙𝙪𝙡 𝘼𝙙𝙭𝙖 𝙠𝙖𝙛𝙖,𝙞𝙞𝙙𝙖𝙮𝙨𝙞 𝙬𝙖𝙣𝙖𝙖𝙜𝙨𝙖𝙣.
Fadlan dheh oo asxabtada iyo ehelkaga uga fa,idee fursadaan.
𝗡𝗔𝗚𝗔𝗟𝗔 𝗦𝗢𝗢 𝗫𝗔𝗥𝗜𝗜𝗥 👇
📞+252907602516
📞+252905655775
📞+252905715544





13/05/2026

𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗱𝗵𝗮𝗾𝗻𝗮𝗮 𝗳𝗮𝗱𝗵𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮
𝗡𝗔𝗚𝗔𝗟𝗔 𝗦𝗢𝗢 𝗫𝗔𝗥𝗜𝗜𝗥 👇
📞+252907602516
📞+252905655775
📞+252905715544





12/05/2026

𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗸𝗮𝗱𝗵𝗶𝗴𝗮𝘆𝗻𝗮𝗮 𝗚𝘂𝗿𝗶𝗴𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝗰𝘂𝘀𝘂𝗯
𝗡𝗔𝗚𝗔𝗟𝗔 𝗦𝗢𝗢 𝗫𝗔𝗥𝗜𝗜𝗥 👇
📞+252907602516
📞+252905655775
📞+252905715544





11/05/2026

𝗠𝗮𝗰𝗺𝗶𝗶𝗹 𝘄𝘅𝗮𝗮 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗷𝗶𝗿𝗮 𝘅𝗶𝗹𝗶 𝗿𝗼𝗯𝗮𝗮𝗱 𝘄𝗮𝗮𝗻𝗮 𝘅𝗶𝗹𝗶𝗴𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝗴𝘂𝗿𝘆𝗮𝗵𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗮𝘆 𝘆𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻 𝗰𝗮𝘆𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻𝗸𝘂 𝗻𝗮𝘀𝗶𝗶𝗯 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴 𝘅𝗮𝗹𝗸𝗲𝗲𝗱𝗶 𝘄𝘅𝗮𝗮 𝗸𝘂𝘂 𝗵𝗮𝘆𝘀𝗮 Mayran 𝗶𝗻𝗮𝗴𝗼𝗼 𝗶𝘀𝘁𝗶𝗰𝗺𝗮𝗮𝗹𝗮𝘆𝗻𝗮 𝗱𝗮𝘄𝗼𝘆𝗶𝗻 𝗱𝗮𝗯𝗮𝗿 𝗴𝗼𝘆𝗻𝗮𝘆𝗮 𝗰𝗮𝘆𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮.

𝗡𝗔𝗚𝗔𝗟𝗔 𝗦𝗢𝗢 𝗫𝗔𝗥𝗜𝗜𝗥 👇
📞+252907602516
📞+252905655775
📞+252905715544





Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mayran Cleaning Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share